{"id":161046,"date":"2021-07-24T17:57:23","date_gmt":"2021-07-24T14:57:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161046"},"modified":"2021-07-24T17:57:23","modified_gmt":"2021-07-24T14:57:23","slug":"ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161018\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/222058398_4174098169293846_2647641973229519819_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday Fariisimo Al shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeeloow ee Koonfurta Gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa la wareegay saldhigyadii Al shabaab ee deegaankaas, waxaana halkaas khasaare lagu gaarsiiyay kooxdas sida ay sheegeen saraakiisha hogaamineysa howlgalka.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Galmudug ayaa howlgal balaaran oo ka dhan ah Al shabaab ka wada Koonfurta Gobolka Mudug, iyadoo ciidamadu la wareegeen Xarumo iyo degaano badan oo Al-shabaab gacanta ugu jiray.<\/p>\n<div class=\"code-block code-block-2\">\n<div class=\"adsbyvli\" data-ad-slot=\"vi_31958917\" data-id=\"vi_31958917_485\">\n<div id=\"google_ads_iframe_\/21766281334\/3195_Allbanaadir.org\/3195_Allbanaadir.org_3_1__container__\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Ciidamada huwanta oo dhinaca cirka uu ka taageerayey Maraykanka ayaa qabsaday maalmihii la soo dhaafay degaano ay ka mid yihiin Camaara, bacaadweyn, Qeycad iyo meelo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday Fariisimo Al shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeeloow ee Koonfurta Gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ciidamada ayaa la wareegay saldhigyadii Al shabaab ee deegaankaas, waxaana halkaas khasaare lagu gaarsiiyay kooxdas sida ay sheegeen saraakiisha hogaamineysa howlgalka. Ciidanka Xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday Fariisimo Al shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeeloow ee Koonfurta Gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ciidamada ayaa la wareegay saldhigyadii Al shabaab ee deegaankaas, waxaana halkaas khasaare lagu gaarsiiyay kooxdas sida ay sheegeen saraakiisha hogaamineysa howlgalka. Ciidanka Xoogga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-24T14:57:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/\",\"name\":\"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-24T14:57:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon","og_description":"Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa galabta weerar qorshaysan ku qaaday Fariisimo Al shabaab ku lahaayeen degaanka Shabeeloow ee Koonfurta Gobolka Mudug sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Ciidamada ayaa la wareegay saldhigyadii Al shabaab ee deegaankaas, waxaana halkaas khasaare lagu gaarsiiyay kooxdas sida ay sheegeen saraakiisha hogaamineysa howlgalka. Ciidanka Xoogga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-24T14:57:23+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/","name":"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg","datePublished":"2021-07-24T14:57:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/221804439_4174098345960495_4373944043902816372_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-galmudug-oo-degaano-hor-leh-kala-wareegay-al-shabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Galmudug oo degaano hor leh kala wareegay Al-shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161046"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161047,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161046\/revisions\/161047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}