{"id":161048,"date":"2021-07-24T17:59:33","date_gmt":"2021-07-24T14:59:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161048"},"modified":"2021-07-24T17:59:33","modified_gmt":"2021-07-24T14:59:33","slug":"wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161049\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg\" alt=\"\" width=\"636\" height=\"594\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg 636w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1-300x280.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1-450x420.jpeg 450w\" sizes=\"(max-width: 636px) 100vw, 636px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan lhaan Cumar, oo katirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii Talaadadii ay ka geysteen deegaan katirsan Galmudug oo la sheegay in Al Shabaab ku sugnaayeen.<\/p>\n<p>Ilhan Cumar ayaa sheegtay in muhiim tahay\u00a0 ficil kasta oo militari uu qeyb ka noqdo istiraatiijiyad ballaaran oo diiradda lagu saarayo amniga dadka Soomaaliyeed iyo xasilloonida dowladnimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga jawaabay hadalkan kasoo yeeray Ilhan Cumar, waxa uuna Wasiirka sheegay in Ilhan u furan tahay la xisaabtanka Hay\u2019addaja Mareykanka isagoona uga digay in difaac u noqoto Al Shabaab.<\/p>\n<p>\u201dWalaasheen\u00a0<a class=\"oajrlxb2 g5ia77u1 qu0x051f esr5mh6w e9989ue4 r7d6kgcz rq0escxv nhd2j8a9 nc684nl6 p7hjln8o kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x jb3vyjys rz4wbd8a qt6c0cv9 a8nywdso i1ao9s8h esuyzwwr f1sip0of lzcic4wl q66pz984 gpro0wi8 b1v8xokw\" tabindex=\"0\" role=\"link\" href=\"https:\/\/www.facebook.com\/repilhan\/?__cft__[0]=AZXpa-SaH4n5a2vrKGkYRlGy04tv4LSOmfRYH-mKgikvd9hw7jptWiJKTlXRQd68gVYn6SeUI7eI4QUHIJv3yPegTGfzcUupZuflwNALypEvjAW6JQmL4EcBfpVXYhP6niJprvCcJ9cusiJkpqthnJE2YQLW0Wo-A4d1C8cPV1r4AA&amp;__tn__=kK-R\"><span class=\"nc684nl6\">Rep. Ilhan Omar<\/span><\/a>\u00a0xisaabtanka gudaha hey\u2019adaha dalkeeda waa u furan tahay, balse waxaa haboon in ay ka digtoonaato in hadalkeedu u ekaado hiil ay u fidinayso argagixisada Alshabaab ee dhibaatada ku haysa umadda Soomaaliyeed.\u201d ayuu yiri Fiqi<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in uu tagay goobtii duqeynta lala beegsaday, waxa uuna xusay in duqeyntaasi kaliya waxyeelo kaliya kasoo gaartay kooxda Al Shabaab balse aysan shacab wax ku noqon.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan ku suganahay oo dul istaagay goobihii gantaalada ay ka hadlayso ay ku dhaceen, waxaan argagixiso ahayn wax kuma noqon, gantaalahaas barakaysan waxay sababeen in la burburiyo goobihii laga soo abaabulay qaraxii lagu dilay taliyaashii Qeybta 21aad iyo taliyihii iyo taliye ku xigeenkii, Ururka Danab ee Galmudug ka hawlgala, saraakiil iyo shacab kale iyo sidoo kale qataro kale looga maleegayay dadka deegaanka iyo ciidamada ku sugan aagga Bacaadweyn, ahaydna xarunta lagu sameeyo qaraxyo la galiyo wadooyinka dadweynuhu isticmaalo oo dad shacab ah iyo duunyaba ay ku waxyeeloobeen bishii Juun iyo July-da aan ku jirno.\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Hadalka Ilhan iyo Jawaabta Galmudug ayaa kusoo aadaya xili ciidamada cirka Mareykanka Duqeymo culus ka fuliyeen deegaano katirsan gobolka Mudug oo Al Shabaab ku sugnaayeen,.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan lhaan Cumar, oo katirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii Talaadadii ay ka geysteen deegaan katirsan Galmudug oo la sheegay in Al Shabaab ku sugnaayeen. Ilhan Cumar ayaa sheegtay in muhiim tahay\u00a0 ficil kasta oo militari uu qeyb ka noqdo istiraatiijiyad ballaaran oo diiradda lagu saarayo amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161049,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161048","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan lhaan Cumar, oo katirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii Talaadadii ay ka geysteen deegaan katirsan Galmudug oo la sheegay in Al Shabaab ku sugnaayeen. Ilhan Cumar ayaa sheegtay in muhiim tahay\u00a0 ficil kasta oo militari uu qeyb ka noqdo istiraatiijiyad ballaaran oo diiradda lagu saarayo amniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-24T14:59:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"594\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/\",\"name\":\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-07-24T14:59:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg\",\"width\":636,\"height\":594},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon","og_description":"Xildhibaan lhaan Cumar, oo katirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka (Congress), ayaa maamulka Biden ka dalbatay qiil u helida duqeyntii Talaadadii ay ka geysteen deegaan katirsan Galmudug oo la sheegay in Al Shabaab ku sugnaayeen. Ilhan Cumar ayaa sheegtay in muhiim tahay\u00a0 ficil kasta oo militari uu qeyb ka noqdo istiraatiijiyad ballaaran oo diiradda lagu saarayo amniga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-24T14:59:33+00:00","og_image":[{"width":636,"height":594,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/","name":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg","datePublished":"2021-07-24T14:59:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Fiqi-Wasiir1.jpeg","width":636,"height":594},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-fiqi-oo-u-jawaabay-hadal-kasoo-yeeray-ilhan-cumar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Fiqi oo u jawaabay hadal kasoo yeeray Ilhan Cumar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161048"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161050,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161048\/revisions\/161050"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161049"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}