{"id":161080,"date":"2021-07-25T23:31:27","date_gmt":"2021-07-25T20:31:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161080"},"modified":"2021-07-25T23:31:27","modified_gmt":"2021-07-25T20:31:27","slug":"madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161081\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png 495w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew-300x261.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew-483x420.png 483w\" sizes=\"(max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada Agegnehu Teshager da ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imaanaya xilli Jimcihii madaxweynaha gobolka Canfarta uu jeediyay baaq kan lamid ah. Waxaana laga cabsi qabaa in dagaalka 8 bilood ka socday Tigray uu ku fido deegaannada kale.<\/p>\n<p>\u201cLaga bilaabo berri, waxaan ugu baaqayaa dhammaan dadka da\u2019da ah ee hubeysan ama ha ahaadeen heer dowladeed ama mid gaar ah inay isu abaabulaan olole badbaado,\u201d ayuu yiri Agegnehu.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay jabhadda Tigray ayaa wacad ku maray inay xoreyn doonaan taako kasta oo ka tirsan dhulka Tigray oo ay kamid yihiin deegaanada lagu muransan yahay oo ay ku sugan yihiin ciidamada gobolka Amxaarada tan iyo markii uu dagaalka bilowday.<\/p>\n<p>Amxaarada waxay xuduud la leedahay Tigray dhanka koonfureed, labada gobolna waxaa ka taagan muran dhul oo tobanaan sano jirsaday kaasoo udub dhexaad u ahaa dagaalkii sideed bilood ka socday Tigray.<\/p>\n<p>Abiy, oo ku guuleystay Abaalmarinta Nobel Peace Prize ee 2019, ayaa ciidamo u diray Tigray bishii Nofeembar ee la soo dhaafay si ay u afgembiyaan xisbiga talada gobolka haya, ee Tigray People\u2019s Liberation Front (TPLF), tallaabadaas oo uu ku sheegay inay jawaab u tahay weeraradii ay TPLF ku qaaday xeryaha ciidamada federaalka.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2021\/7\/25\/ethiopias-amhara-state-rallies-residents-to-fight-tigrayans\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada Agegnehu Teshager da ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Hadalkan ayaa imaanaya xilli Jimcihii madaxweynaha gobolka Canfarta uu jeediyay baaq kan lamid ah. Waxaana laga cabsi qabaa in dagaalka 8 bilood ka socday Tigray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161081,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161080","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada Agegnehu Teshager da ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Hadalkan ayaa imaanaya xilli Jimcihii madaxweynaha gobolka Canfarta uu jeediyay baaq kan lamid ah. Waxaana laga cabsi qabaa in dagaalka 8 bilood ka socday Tigray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-25T20:31:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png\",\"datePublished\":\"2021-07-25T20:31:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png\",\"width\":495,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha gobolka Amxaarada Agegnehu Teshager da ee dalka Itoobiya ayaa shacabka gobolka ugu baaqay inay hubka qaataan si dagaal loogu qaado fallaagada ka dagaallanta gobolka waqooyiga ku yaalla ee Tigray. Hadalkan ayaa imaanaya xilli Jimcihii madaxweynaha gobolka Canfarta uu jeediyay baaq kan lamid ah. Waxaana laga cabsi qabaa in dagaalka 8 bilood ka socday Tigray [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-25T20:31:27+00:00","og_image":[{"width":495,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/","name":"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png","datePublished":"2021-07-25T20:31:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Agegnew.png","width":495,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-amxaarada-oo-ku-baaqay-in-shacabka-hubka-qaataan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha Amxaarada oo ku baaqay in shacabka hubka qaataan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161080"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161080"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161080\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161082,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161080\/revisions\/161082"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161081"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161080"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161080"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161080"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}