{"id":161105,"date":"2021-07-27T21:05:55","date_gmt":"2021-07-27T18:05:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161105"},"modified":"2021-07-27T21:09:49","modified_gmt":"2021-07-27T18:09:49","slug":"akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161106\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"411\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911-300x187.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa loo gudbiyay guddiga doorashooyinka Jubbaland SIET ayaa ka kooban afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib uga soo muuqday tartanka Senatarada kala ah Ilyaas Gaboose, Iftin Xasan Baasto, Iyo Senatar Fartaag.<\/p>\n<p>Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubbaland ayaa madaxweynaha Jubbaland uga mahadceliyay soo gudbinta liiska Musharaxiinta u tartameysa kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dhinac kale Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbaland ayaa soo saaray jadwalka doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Fedaraalka ee laga soo dooranaayo dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu shaaciyay in maalinta berito ah ay bilaabaneyso diiwaan gelinta Musharaxiinta ku tartameysa kuraasta Xildhibaanada Aqalka Sare.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mQNB42hn3Vg\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161110\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700613632976.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"832\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700613632976.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700613632976-238x300.jpg 238w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700613632976-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161111\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700810261515.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"832\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700810261515.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700810261515-238x300.jpg 238w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629700810261515-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah. Xubnahan ayaa loo gudbiyay guddiga doorashooyinka Jubbaland SIET ayaa ka kooban afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib uga soo muuqday tartanka Senatarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161106,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah. Xubnahan ayaa loo gudbiyay guddiga doorashooyinka Jubbaland SIET ayaa ka kooban afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib uga soo muuqday tartanka Senatarada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-27T18:05:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-27T18:09:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"411\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/\",\"name\":\"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-27T18:05:55+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-27T18:09:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg\",\"width\":660,\"height\":411},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah usoo gudbiyay liiska xubnaha Musharaxiinta ee ku tartamaya Kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya qeyb ka mid ah. Xubnahan ayaa loo gudbiyay guddiga doorashooyinka Jubbaland SIET ayaa ka kooban afar kursi oo lagu tartami doono, waxaana dib uga soo muuqday tartanka Senatarada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-27T18:05:55+00:00","article_modified_time":"2021-07-27T18:09:49+00:00","og_image":[{"width":660,"height":411,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/","name":"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg","datePublished":"2021-07-27T18:05:55+00:00","dateModified":"2021-07-27T18:09:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/2021727637629701068798911.jpg","width":660,"height":411},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhrisoaxmed-madoobe-oo-soo-gudbiyay-liiska-musharaxiinta-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(AKHRISO)Axmed Madoobe oo soo gudbiyay liiska Musharaxiinta Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161105"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161105"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161112,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161105\/revisions\/161112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161106"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}