{"id":161158,"date":"2021-07-29T19:37:27","date_gmt":"2021-07-29T16:37:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161158"},"modified":"2021-07-29T19:40:29","modified_gmt":"2021-07-29T16:40:29","slug":"sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/","title":{"rendered":"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161164\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page1.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"404\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page1.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page1-300x173.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page1-696x402.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland.<\/p>\n<p><strong>Sidee Wax u Dhaceen?<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161159\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1.jpg 895w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-300x139.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-768x355.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-696x322.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/><\/p>\n<p>Kursiga 1-aad, Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib markii uu ka adkaaday Maxamed Axmed Sayid. Ilyaas waxaa uu helay 55 halka ninka la tartamay uu helay 17 cod.<br \/>\nIlyaas waxaa uu sidoo kale noqonayaa xubin ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka ee ka dhanka ah Nabad iyo Nolol.<\/p>\n<p>Ilyaas Badal Gaboose , waa shakhsi aad ugu dhow madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, oo in muddo ah waxaa uu ahaa la taliyaha madaxweynaha iyo gacantiisa midig.<\/p>\n<p>Waxaa uu Kismaayo ku dhashay 1963-dii, hoose dhexe waxaa uu ku bartay Kismaayo halka sare uu ku dhameeyey Xamar ilaa jaamacad ku dhigtay deeq waxbarasho.<\/p>\n<p>Shaqo ahaan, dowladdii Cabdulahi Yusuf waxaa ay ka dhigtay guddoomiya Jubada hoose, waxaa uuna muddadii dambe ahaa ganacsade iyo nin weyn galangal ugu leh arrimaha siyaasadda Jubbaland iyo la taliyaha madaxweyne Madoobe.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161160\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2.jpg 891w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-300x139.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-768x357.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-696x323.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/><\/p>\n<p>2- Kursiga 2-aad, waxaa kusoo baxay Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag kadib markii uu tanaasulay Axmed Maxamed Jamaamac.<br \/>\nWaa markii 2-aad Senatornimo ku guuleystay Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka ee ka dhanka ah nabad iyo nolol iyo madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Senator Cabdullahi Fartaag oo sidoo kale Jubbaland matalayey 4-tii sano ee lasoo dhaafay , kana tirsanaa baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah, waxaa ahaa dadkii ugu cadcadaa ee mucaardka ku ahaa Farmaajo, waxaa xubin UDP ah ee xisbiga Madaxweyne Xasnan Sheekh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161161\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3.jpg\" alt=\"\" width=\"897\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3.jpg 897w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-300x132.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-768x338.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-696x306.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 897px) 100vw, 897px\" \/><\/p>\n<p>3- Kursiga 3-aad, Cabdirisaq Maxamed Cusmaan ayaa ka guuleystay Xaliimo Jaamac Maxamed, waxaa uu helay 59 haka ah Xaliimo heshay 11 cod.<br \/>\nWaxaa uu ku dhashay degmada Luuq ee Gedo halkaas oo waxbarashadiisa inta hoose kusoo dhigtay, waxaa uu sidoo kale wax ku bartay dhaqaalaha Gaheyr ee magaalada Muqdisho, waxaa uu kasoo shaqeeyey oo agaasime waaxeed ka noqday wasaaradda maaliyadda qeybta canshuuraha dadban.<\/p>\n<p>14 sano waxaa uu deganaa Holland isaga oo halkaas ku bartay Compurter isaga oo 2003-dii wixii ka dambeeyey kusoo noqday Afrika, noqday ganacsade.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka mid ahaa dadkii IGAD u xilsaartay dhismaha Jubbaland iyo aasaaseyaasha Jaamacadda Kismaayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161162\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4.jpg 889w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-300x133.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-768x341.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-696x309.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/p>\n<p>4- Kursiga 4-aad, Iftin Baasto ayaa ka guuleystay Ibraahim Yacquub Aadan kadib markii ninka dambe uu tanaasulay.<br \/>\nIftin Baasto, waxaa uu ku dhashay, oo ilaa heer dusgi sare ku qaaday degmada Kismaayo ee Jubbanad hoose, waxaa uu jaamacadda ku qaatay dalka Kenya isaga oo halkaas ka ahaa ganacsade.<\/p>\n<p>2006-kii wixii ka dambeeyey waxaa uu ahaa siyaasi, isaga oo guddoomiye ku xigeen ka noqday guddiga dib u heshiisiinta Jubbaland, waxaa uu sidoo kale horay uga tirsanaa baarlamaanka Jubbaland iyo baarlamaanka 10-aad ee federaalka ah ka noqday Senator.<\/p>\n<p>Senatorka ayaa sidoo kale xulafo la ah xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore Xasan Sheekh ee UDP.<\/p>\n<p><strong>W\/ D: Cabdicaziz Gurbiye<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161159\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"895\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1.jpg 895w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-300x139.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-768x355.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-1-696x322.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 895px) 100vw, 895px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161160\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2.jpg\" alt=\"\" width=\"891\" height=\"414\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2.jpg 891w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-300x139.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-768x357.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-2-696x323.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 891px) 100vw, 891px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161161\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3.jpg\" alt=\"\" width=\"897\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3.jpg 897w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-300x132.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-768x338.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-3-696x306.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 897px) 100vw, 897px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161162\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"889\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4.jpg 889w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-300x133.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-768x341.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/Kismaayo-4-696x309.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 889px) 100vw, 889px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland. Sidee Wax u Dhaceen? Kursiga 1-aad, Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161163,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161158","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland. Sidee Wax u Dhaceen? Kursiga 1-aad, Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-07-29T16:37:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-07-29T16:40:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/\",\"name\":\"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-07-29T16:37:27+00:00\",\"dateModified\":\"2021-07-29T16:40:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon","og_description":"&nbsp; Maanta oo khamiis ah, 29-ka July 2021-ka, waxaa Kismaayo lagu doortay afar Senator oo ka tirsan isbaheysiga isbadal-doonka, waxaa muuqato in Farmaajo iyo Nabad iyo Nolol lagu jabiyey Jubbaland. Sidee Wax u Dhaceen? Kursiga 1-aad, Ilyaas Badal Gaboose ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyey ee la doortay baarlamaanka 11-aad ee federaalka ah ee Soomaaliya kadib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-07-29T16:37:27+00:00","article_modified_time":"2021-07-29T16:40:29+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/","name":"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg","datePublished":"2021-07-29T16:37:27+00:00","dateModified":"2021-07-29T16:40:29+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sxbada-axmed-madoobe-oo-maanta-kusoobaxay-doorashii-aqalka-sare-ee-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sxbada Axmed Madoobe oo maanta kusoobaxay doorashii aqalka sare ee Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161158"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161158"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161158\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161167,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161158\/revisions\/161167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161163"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161158"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161158"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161158"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}