{"id":161264,"date":"2021-08-02T14:59:24","date_gmt":"2021-08-02T11:59:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161264"},"modified":"2021-08-02T14:59:24","modified_gmt":"2021-08-02T11:59:24","slug":"daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161265\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png\" alt=\"\" width=\"673\" height=\"421\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png 673w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6-300x188.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6-671x420.png 671w\" sizes=\"(max-width: 673px) 100vw, 673px\" \/><\/p>\n<p>Filimka dagaalka ah ee \u2018Mogadishu\u2019 wuxuu maalmihii la soo dhaafay noqday midkii loogu daawashada badnaa ee Kuuriyada Koonfureed.<\/p>\n<p>Filimka oo magaciisa la dhoho \u201cEscape from Mogadishu\u201d ayaa la baahiyay dhammadkii isbuucii la soo dhaafay \u2013 wuxuu noqday mid shaneemooyiinka si wayn looga daawaday, sida lagu qoray wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed, Yonhab.<\/p>\n<p>Saacadihii ugu horreeyay ee filimka la baahiyay waxaa daawatay 561,000 oo qof \u2013 intii u dhexeysay Jimcihii illaa Axaddii. Illaa Arbacadiina waxaa daawatay ku dhowaad hal milyan oo qof, sida laga soo xigtay Golaha Aflaanta ee Kuuriya.<\/p>\n<p>Filimka oo ay ka muuqdaan labo jilaa oo caan ka ah dalkaas, Kim Yun-seok iyo Zo In-sung, wuxuu ku saabsan yahay \u201csheeko dhab ah oo qabsatay diblumaasiyiin u dhashay dalalka Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyada Koonfur ee ku sugnaa Muqdisho markii uu dagaalkii sokeeye bilowday, 1991\u201d.<\/p>\n<p>Sanadihii 1980-meeyadii, dalalka Afrika waxaa si wayn ugu hardamayay Labada Kuuriya oo colaad ba\u2019an ay ka dhexeysay. Afrika waxay Qaramada Midoobeey ku lahayd illaa 50 cod \u2013 xilli caalamka uu u kala qeybsanaa Shuuciyad iyo Hanti-wadaag.<\/p>\n<p>Sannadkii 1990-kii, labadan dal waxay ku dagaallamayeen sidii ay u heli lahaayeen xubinnimada Qaramada Midoobey. Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalkii awoodda lahaa ee codkooda laga raadinayay Golaha Loo dhanyahay ee UN.<\/p>\n<p>Sida filimka lagu sameeyay, Safiirkii Kuuriyada Koonfureed ee Soomaaliya ku sugnaa Han Shin-sung (oo uu matalayo Kim Yun-seok), wuxuu ku sii socday kulan uu la lahaa madaxweynihii Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wuxuu xilli sii horreeyay abaalmarin ku helay sida uu dalkiisa uga caawiyay in ay hesho codadkii ay uga mid noqdeen Qaramada Midoobeey.<\/p>\n<p>Balse, intii uu ku sii socday madaxtooyada wuxuu la kulmay burcad oo dhac u geysatay. Kulankii madaxweynaha sidaa ayuu ku baaqday maadaama uu ka soo dib dhacay ballantii loo qabtay.<\/p>\n<p>Xilligaas, wuxuu arkay Safiirkii Kuuriyada Waqooyi Lim Yong-su (oo uu metelayo Huh Joon-ho), oo la sheekeysanayay madaxweynaha.<\/p>\n<p>Kuuriyada Waqooyi oo xiriir dhow oo wanaagsan la lahayd dalalka Afrika, waxay markasta ka horeysay Koonfurta Kuuriya oo xifaaltan adag uu kala dhexeeyo \u2013 dhinac siyaasadda iyo sirdoonka.<\/p>\n<p>Xilligaas oo mustaqbalka dowladda Soomaaliya uusan kala caddeyn, haddana waxaa sii xoogeysanayay loolankii labada Kuuriya u dhexeeyay, sida Filimka lagu jilay.<\/p>\n<p>Waxaa filinka ka muuqdo in inta badan magaalada ay maleeshiyaadkii mucaaradka ka dagaalamayeen iyo isgaarsiinta dhan oo la jaray.<\/p>\n<p>Markii uu dagaalka xoogeystay, Safiirkii Kuuriyada Waqooyi waxaa weeraray dad ka careysnaa dowladda Soomaaliya. Ka dib wuxuu megengelyo waydiistay Safaaraddii Kuuriyada Koonfureed oo ay boolis hubeysan ilaalinayeen.<\/p>\n<p>Sida uu ku talinayo Jaajuuskii Kuuriyada Koonfureed, Kang Dae-jin (oo filimka uu ku matalkayo Jo In-sung), waxaa Shaqaalihii Kuuriyada Waqooyi loo sheegay in ay dalkooda ka soo goostaan, waxaan iyadoo la iska ilaalinayo loo ogolaaday in ay ku sugnaadaan Safaarradii xukuummadda Seoul ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Balse wada shaqeyn la\u2019aantoodii iyo kala shakigii wuxuu dhaliyay in ay murmaan, ka dibna si lama filaan ah ayuu dagaal uga dhex bilowday labada dhinac.<\/p>\n<p>Taas waxay dhalisay in ciidankii ilaaliyay safaaradda ay isaga tagaan halkaas, waxayna beylah u noqdeen malleeshiyaadkii hubeysnaa \u2013 Waa sida filimka lagu jilay ee la sheegay in sheeko dhab ah ay tahay.<\/p>\n<p>Wixii markaas ka dambeeyay, labada dhinacba way illaaween wixii ay kala aaminsanaayeen, waxayna yeesheen hal ujeedo \u2013 \u201cnaftaada la baxso\u201d. Waxay ku carareen safaaraddii Taliyaaniga, si ay u sii raacaan diyaarad samato bixin sameyneysay.<\/p>\n<p>Arrinta dagaalka iyo cabsida ah waxay ka billaabatay halkaas \u2013 Afar gaari oo ah nooca xabadda aysan karin oo ay la soo raaceen boorsooyiin iyo buugaag, ayay la soo dhex mareen jidadkii Muqdisho oo dagaallo iyo rabshado ay ka taagnaayeen \u2013 rasaas ayaa dhinac kasta u duuleysa.<\/p>\n<p>Hubka culus ee dhacayay, gawaarida gubtay iyo taayerada dabka la qabadsiiyay ee jidadka yaallay ayaa abuuray xaalad cabsi iyo argax ah \u2013 Iyadoo dadkii labada Kuuriya ee halkaas ku sugnaa ay u dhexeeyeen nolol iyo geeri.<\/p>\n<p>Filimka oo ah 121 daqiiqo, waxaa soo saaray nin lagu magacaabo Ryoo Seung-wan, waana mid leh xaalado kacsanaan iyo cabsi iyo argaxa ah.<\/p>\n<p>Sheekada waxaa mid dhab ah u ekeysiiyay qaabka jilliinka labada aktar ee caanka ka ah Kuuriyada Koonfureed Kim Yun-seok iyo Huh Joon-ho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/qrDDpUwCBzk\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161269\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/MU-7-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/MU-7-768x432-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/MU-7-768x432-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/MU-7-768x432-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/MU-7-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161268\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-4-768x512-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-4-768x512-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-4-768x512-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-4-768x512-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-4-768x512-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161267\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-2-768x432-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-2-768x432-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-2-768x432-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-2-768x432-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-2-768x432-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161266\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-1-768x512-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-1-768x512-1.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-1-768x512-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-1-768x512-1-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/mu-1-768x512-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Filimka dagaalka ah ee \u2018Mogadishu\u2019 wuxuu maalmihii la soo dhaafay noqday midkii loogu daawashada badnaa ee Kuuriyada Koonfureed. Filimka oo magaciisa la dhoho \u201cEscape from Mogadishu\u201d ayaa la baahiyay dhammadkii isbuucii la soo dhaafay \u2013 wuxuu noqday mid shaneemooyiinka si wayn looga daawaday, sida lagu qoray wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed, Yonhab. Saacadihii ugu horreeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161265,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Filimka dagaalka ah ee \u2018Mogadishu\u2019 wuxuu maalmihii la soo dhaafay noqday midkii loogu daawashada badnaa ee Kuuriyada Koonfureed. Filimka oo magaciisa la dhoho \u201cEscape from Mogadishu\u201d ayaa la baahiyay dhammadkii isbuucii la soo dhaafay \u2013 wuxuu noqday mid shaneemooyiinka si wayn looga daawaday, sida lagu qoray wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed, Yonhab. Saacadihii ugu horreeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-02T11:59:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"673\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"421\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/\",\"name\":\"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2021-08-02T11:59:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png\",\"width\":673,\"height\":421},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Filimka dagaalka ah ee \u2018Mogadishu\u2019 wuxuu maalmihii la soo dhaafay noqday midkii loogu daawashada badnaa ee Kuuriyada Koonfureed. Filimka oo magaciisa la dhoho \u201cEscape from Mogadishu\u201d ayaa la baahiyay dhammadkii isbuucii la soo dhaafay \u2013 wuxuu noqday mid shaneemooyiinka si wayn looga daawaday, sida lagu qoray wakaaladda wararka ee Kuuriyada Koonfureed, Yonhab. Saacadihii ugu horreeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-02T11:59:24+00:00","og_image":[{"width":673,"height":421,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/","name":"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png","datePublished":"2021-08-02T11:59:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-6.png","width":673,"height":421},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-filim-soomaaliya-ku-saabsan-oo-si-weyn-looga-daawaday-kuuriyada-koonfureed-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Filim Soomaaliya ku saabsan oo si weyn looga daawaday Kuuriyada Koonfureed +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161264"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161270,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161264\/revisions\/161270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161265"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}