{"id":161292,"date":"2021-08-03T10:20:04","date_gmt":"2021-08-03T07:20:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161292"},"modified":"2021-08-03T10:20:04","modified_gmt":"2021-08-03T07:20:04","slug":"daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161294\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"653\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png 500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1-230x300.png 230w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1-322x420.png 322w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxa ay beeninaysaa muuqaal lagu baahiyay Social Media in uusan ahayn mid sax oo ku aadan Ciidamada Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>Muuqaalka oo soconaya muddo kooban ayaa muujinaya haweeney ilmo yar sidata oo weerar ku soo qaaday seygeeda oo ka tirsan ciidamada Puntland, iyadoo ku eedeyneysa inuu gaajo ku dilay, uusana dhowr bilood qaadan wax mushahar ah<\/p>\n<p>\u201cXukumadda uu hoggaaminaayo Madaxwayne Siciid Cabdullaahi Deni waxa ay ku guulaystay dib uhabaynta Ciidamada iyo in ay helaan mushaharkooda bil walba\u201d ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Wasaarada Maaliyada Puntland.<\/p>\n<p>Sida lagu xusay qoraalka Wasiirka Maaliyadda Dowladda Mudane Xasan Shire Cabdi waxa uu dadaal dheeri ah ku bixiyay isaga oo kaashanaaya madaxda iyo shaqaalaha Wasaaradda in ay Ciidamada mushaharka iyo Garaamkooda helaan.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Wacyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo raad-raac ku sameeyey Muuqalka ayaa ogaaday in uu yahay muuqaal hore Saraakiisha ka dhex muuqdana ay yihiin hawlgab\u201d ayaa sidoo kale lagu sheegay War-saxaafadeedka wasaarada Maaliyada Puntland.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdi.aliwaweyne%2Fvideos%2F1367133423684315%2F&amp;show_text=false&amp;width=266&amp;t=0\" width=\"266\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161294\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"653\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png 500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1-230x300.png 230w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1-322x420.png 322w\" sizes=\"(max-width: 500px) 100vw, 500px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161293\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-11.png\" alt=\"\" width=\"421\" height=\"700\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-11.png 421w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-11-180x300.png 180w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-11-253x420.png 253w\" sizes=\"(max-width: 421px) 100vw, 421px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxa ay beeninaysaa muuqaal lagu baahiyay Social Media in uusan ahayn mid sax oo ku aadan Ciidamada Dowladda Puntland. Muuqaalka oo soconaya muddo kooban ayaa muujinaya haweeney ilmo yar sidata oo weerar ku soo qaaday seygeeda oo ka tirsan ciidamada Puntland, iyadoo ku eedeyneysa inuu gaajo ku dilay, uusana dhowr bilood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161292","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxa ay beeninaysaa muuqaal lagu baahiyay Social Media in uusan ahayn mid sax oo ku aadan Ciidamada Dowladda Puntland. Muuqaalka oo soconaya muddo kooban ayaa muujinaya haweeney ilmo yar sidata oo weerar ku soo qaaday seygeeda oo ka tirsan ciidamada Puntland, iyadoo ku eedeyneysa inuu gaajo ku dilay, uusana dhowr bilood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-03T07:20:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"653\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\",\"datePublished\":\"2021-08-03T07:20:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png\",\"width\":500,\"height\":653},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland waxa ay beeninaysaa muuqaal lagu baahiyay Social Media in uusan ahayn mid sax oo ku aadan Ciidamada Dowladda Puntland. Muuqaalka oo soconaya muddo kooban ayaa muujinaya haweeney ilmo yar sidata oo weerar ku soo qaaday seygeeda oo ka tirsan ciidamada Puntland, iyadoo ku eedeyneysa inuu gaajo ku dilay, uusana dhowr bilood [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-03T07:20:04+00:00","og_image":[{"width":500,"height":653,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/","name":"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png","datePublished":"2021-08-03T07:20:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture1.png","width":500,"height":653},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-beenisay-muuqaal-lagu-baahiyey-baraha-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Puntland oo beenisay Muuqaal lagu baahiyey baraha bulshada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161292"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161292"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161292\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161295,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161292\/revisions\/161295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161294"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161292"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161292"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161292"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}