{"id":161296,"date":"2021-08-03T10:23:51","date_gmt":"2021-08-03T07:23:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161296"},"modified":"2021-08-03T10:23:51","modified_gmt":"2021-08-03T07:23:51","slug":"dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161297\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\" alt=\"\" width=\"1023\" height=\"575\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp 1023w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s-696x391.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya diiday dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in arrintaan dhex-dhaxaadinta ah uu isku deyey ururka Midowga Afrika, balse dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin inay gorgirtan ka gasho taako dhuleed oo ay xaq u leedahay.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Cabdirisaaq oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in dhex-dhaxaadinta dhanka xuduuda ah ee Midowga Afrika uu soo jeediyey ay salka ku heyso arrinta badda, balse mowqifka Soomaaliya uu yahay in lagu dhaqmo go\u2019aanka ay ka soo saari doonto Maxkamadda ICJ oo qaaday dacwadda badda.<\/p>\n<p>\u201cArrinta xuduudaha ee u dhaxeysa Kenya iyo Soomaaliya waxay salka ku heysaa arrinta badda, kiiska badana waxa uu yaallaa maxkamad, umana furna Midowga Afrika iyo cid kale toona, Soomaaliyana ma aqbaleyso, ilaa sanadkaan gudihiisana waxaan maxkamadda ka sugeynaa jawaab rasmi ah,\u201d ayuu yiri wasiir Maxamed Cabdirisaaq.<\/p>\n<p>Dhanka kale wasiirka oo ka hadlay halka uu marayo xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegay in hadda dib loo furay labadii safaaradood, isla markaana ay iska dhamaa doonaan waxyaabaha la kala tabanayo.<\/p>\n<p>\u201cWaa jiraan waxyaabo badan oo Kenya aan ka tabanay oo ugu dambeyn nagu kalifay inaan xiriirka u jarno, hadda Kenya waan wadahadalnay kulamo badana waan isugu tagnay, waxaana ku heshiinay in waxyaabihii keenay in xiriirku go\u2019o si run ah oo qota dheer loo galo, arrintaasna si fiican ayey noogu socotaa, labadii safaaradoodna waa la furay hadda,\u201d ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5988183.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya diiday dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaan dhex-dhaxaadinta ah uu isku deyey ururka Midowga Afrika, balse dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin inay gorgirtan ka gasho taako dhuleed oo ay xaq u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161297,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161296","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya diiday dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaan dhex-dhaxaadinta ah uu isku deyey ururka Midowga Afrika, balse dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin inay gorgirtan ka gasho taako dhuleed oo ay xaq u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-03T07:23:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\",\"datePublished\":\"2021-08-03T07:23:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya diiday dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in arrintaan dhex-dhaxaadinta ah uu isku deyey ururka Midowga Afrika, balse dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin inay gorgirtan ka gasho taako dhuleed oo ay xaq u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-03T07:23:51+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/","name":"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp","datePublished":"2021-08-03T07:23:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/653E5D9C-14CD-46B0-B523-B4731C732BE6_w1023_r1_s.webp","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-soomaaliya-oo-diiday-in-midowga-afrika-dhex-dhexaadiso-iyaga-iyo-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Soomaaliya oo diiday in Midowga Afrika dhex-dhexaadiso iyaga iyo Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161296"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161296"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161296\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161298,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161296\/revisions\/161298"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161297"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161296"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161296"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161296"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}