{"id":161306,"date":"2021-08-03T13:23:02","date_gmt":"2021-08-03T10:23:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161306"},"modified":"2021-08-03T13:24:06","modified_gmt":"2021-08-03T10:24:06","slug":"akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/","title":{"rendered":"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161300\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1-300x179.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1-696x416.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1-703x420.jpg 703w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa maanta lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod.<\/p>\n<p>Waa kuma Cabdirisaaq Khalfii?<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla magaaladaas.<\/p>\n<p>Halka uu waxbarashadiisii sare uu ku qaatay koonfurta Soomaaliya. Waxaa se uu sheegay in aanu ku shaqayn wixii bartay isaga o u baydhay dhanka ganacsiga gaarka ah, maamulka iyo siyaasadda.<\/p>\n<p>Labaatankii sano ee u dhaxeeyey 1991 illaa 2010 hawlahaas ayuu ku mashquulsanaa.<\/p>\n<p>Xukuumadii ugu horreysay ee madaxweyne Siilaanyo ayuu ka noqday sannadkii 2010-kii wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska.<\/p>\n<p>Halka mar kale 2013 bishii 7aad uu noqday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sannadkii 2015-kiina waxa uu ka mid tiro wasiirro ah oo iska casilay xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo markii danbena ku biiray xisbigii mucaaradka ahaa ee Waddani.<\/p>\n<p>Sannadkii 2016 \u2013 kiina waxa uu noqday xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga Waddani.<\/p>\n<p>Halka 2018 bishii 3aad uu noqday Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Waddani.<\/p>\n<p>Waxaana uu sannadkan xildhibaannadii cusbaa eee golaha wakiillada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod. Waa kuma Cabdirisaaq Khalfii? Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod. Waa kuma Cabdirisaaq Khalfii? Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-03T10:23:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-03T10:24:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/\",\"name\":\"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-03T10:23:02+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-03T10:24:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg\",\"width\":720,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod. Waa kuma Cabdirisaaq Khalfii? Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-03T10:23:02+00:00","article_modified_time":"2021-08-03T10:24:06+00:00","og_image":[{"width":720,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/","name":"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg","datePublished":"2021-08-03T10:23:02+00:00","dateModified":"2021-08-03T10:24:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/228899289_3196680977284806_3393865873616694772_n-720x430-1.jpg","width":720,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-taariikhda-uddoomiyaha-cusub-ee-golaha-wakiilada-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso taariikhda Guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161306"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161306"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161308,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161306\/revisions\/161308"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161300"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}