{"id":161369,"date":"2021-08-06T11:01:23","date_gmt":"2021-08-06T08:01:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161369"},"modified":"2021-08-06T11:01:23","modified_gmt":"2021-08-06T08:01:23","slug":"tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/","title":{"rendered":"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Fallaagada ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga waddanka Itoobiya ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Lalibela, halkaas oo ah magaalo ay Unecso u aqoonsan tahay inay ku yaallaan goobo taariikhi ah oo caalami ah, kuna taal gobolka midkaas dariska la ah ee Amxaarada.<\/p>\n<p>Lalibela, ayaa waxaa ku yaal kaniisado qarnigii 13-aad laga dhisay buuro la qoray, halkaas oo ah meel barakaysan oo ay leeyihiin malaayiin kirishtaan ah.<\/p>\n<p>Dadka magaaladaas ku nool ayaa ka qaxayay ruqaansiga fallaagada, waxaa sidaasi BBCda u sheegay saraakiil maxalli ah. Kumannaan qof ayaa la dilay tan iyo markii uu dagaalku qarxay Nofeembartii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa haatan ku fidaya gobollada Amxaarada iyo Canfarta oo xad la leh gobolka Tigray. Malaayiin qof ayaa sidoo kale guryahoodii ka barakacay.<\/p>\n<p>Ciidammada fallaagada Tigray iyo milateriga Itoobiya iyo xulafadiisa ayaa waxaa lagu eedeeyay inay galeen xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo dambiyo dagaalba.<\/p>\n<p>Maayir ku xigeenka magaalada Lalibela, Mandefro Tadesse, ayaa BBCda u sheegay in magaalada ay gacan ku haynteeda la wareegeen fallaagada Tigray.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in aanay wax rasaas ah halkaas ka dhicin, hasayeeshee dadka magaaladu ay halkaas isaga baxsanayeen, uuna ka walaacsan yahay badqabka kaniisadaha taariikhiga ah.<\/p>\n<p>Waxaa halkaas ku yaal 11 kaniisadood oo laga sameeyay buuro la qoray kuwaas oo la dhisay intii u dhaxaysay qarnigii 12-aad iyo midkii 13-aad. Waxaa loo dhisay inay badel u noqdaan xajka loo aado Dhulka Barakaysan, dhulkaas oo waagaas ahaa mid aanan la gaari karayn.<\/p>\n<p>\u201cHalkani waa dhaxal caalami ah, waxaana qasab ah inaan ka shaqayno inaan xaqiijinno in hantidaasi aan dhawro,\u201d ayuu yiri Mr Mandefro.<\/p>\n<p>Dagaalka sii fidaya ayaa waxa uu yimid kaddib markii bishii Juun ay dhul ballaaran qabsadeen fallaagada Jabhadda Xoraynta Dadka Tigray (TPLF), oo ay ku jirto inay la wareegeen gacan ku haynta magaalo madaxda gobolka Mekelle kaddib markii ciidammada dowladda Itoobiya ay halkaas isaga baxeen ayna dowladdu ku dhawaaqday xabbad joojin hal dhinac.<\/p>\n<p>TPLF ayaa maamuli jirtay gobolka Tigray illaa ay Nofeembartii la soo dhaafay awooddii ay ka tuureen ciidammada federaalka. Waxa ay dowladda Itoobiya ku astaysay inay yihiin urur argagixiso. Sikastaba xaalku ha ahaadee, fallaagada ayaa sheegtay in ay yihiin dowladda sharciga ah ee gobolka Tigray.<\/p>\n<p>Bilowgii todobaadkanna janaraal ka tirsan fallaagada ayaa waxa uu BBCda u sheegay in ujeedka ururka ay tahay in ciidammada dowladda federaalka lagu qasbo inay xayiraadda ka qaadaan gobolka oo ay ogolaato in xal siyaasadeed lagu dhammeeyo dhibaatada.<\/p>\n<p>Dowladda ayaa gaashaanka u daruurtay inay jirto wax xayiraad ah, dhanka kalana waxa ay meesha ka saartay wax wadahadal ah.<\/p>\n<p>Sikastaba xaalku ha ahaadee gulufka TPLF ay ku waddo Amxaarada iyo Canfarta ayaa waxaa dhaleeceeyay caalamka, iyadoo Qaramada Midoobay iyo Mareykankaba ay todobaadkan ku baaqeen in dhammaan dhinacyada ay joojiyaan dagaalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161370\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela.jpg\" alt=\"\" width=\"1818\" height=\"1228\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela.jpg 1818w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-300x203.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-1024x692.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-768x519.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-1536x1038.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-696x470.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-1068x721.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ethiopia-Lalibela-622x420.jpg 622w\" sizes=\"(max-width: 1818px) 100vw, 1818px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg\" alt=\"\" width=\"400\" height=\"267\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg 400w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 400px) 100vw, 400px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161372\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis.jpg\" alt=\"\" width=\"901\" height=\"600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis.jpg 901w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis-768x511.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis-696x463.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/https___cdn.cnn_.com_cnnnext_dam_assets_130625155428-ethiopia-churches-lalibela-rocks-bete-giyorgis-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 901px) 100vw, 901px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-300x225.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-1024x768.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-768x576.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-80x60.jpg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-265x198.jpg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-696x522.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-1068x801.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/lalibela-1-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161374\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1536\" height=\"1094\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1.jpg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-300x214.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-1024x729.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-768x547.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-696x496.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-1068x761.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Lalibela-ethiopia-1536x1094-1-590x420.jpg 590w\" sizes=\"(max-width: 1536px) 100vw, 1536px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161375\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault.jpg 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-1068x601.jpg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/maxresdefault-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.thetimes.co.uk\/article\/ethiopian-rebels-capture-lalibela-site-of-medieval-rock-churches-nd6xx30x0\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Fallaagada ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga waddanka Itoobiya ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Lalibela, halkaas oo ah magaalo ay Unecso u aqoonsan tahay inay ku yaallaan goobo taariikhi ah oo caalami ah, kuna taal gobolka midkaas dariska la ah ee Amxaarada. Lalibela, ayaa waxaa ku yaal kaniisado qarnigii 13-aad laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161371,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Fallaagada ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga waddanka Itoobiya ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Lalibela, halkaas oo ah magaalo ay Unecso u aqoonsan tahay inay ku yaallaan goobo taariikhi ah oo caalami ah, kuna taal gobolka midkaas dariska la ah ee Amxaarada. Lalibela, ayaa waxaa ku yaal kaniisado qarnigii 13-aad laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-06T08:01:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"267\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/\",\"name\":\"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-06T08:01:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg\",\"width\":400,\"height\":267},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon","og_description":"Fallaagada ka dagaalanta gobolka Tigray ee waqooyiga waddanka Itoobiya ayaa waxa ay la wareegeen gacan ku haynta magaalada Lalibela, halkaas oo ah magaalo ay Unecso u aqoonsan tahay inay ku yaallaan goobo taariikhi ah oo caalami ah, kuna taal gobolka midkaas dariska la ah ee Amxaarada. Lalibela, ayaa waxaa ku yaal kaniisado qarnigii 13-aad laga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-06T08:01:23+00:00","og_image":[{"width":400,"height":267,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/","name":"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg","datePublished":"2021-08-06T08:01:23+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/GettyImages-120503242-5901add75f9b5810dc097af7.jpg","width":400,"height":267},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/tplf-oo-qabsatay-magaalo-taariikh-weyn-u-leh-amxaarada-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"TPLF oo qabsatay Magaalo taariikh weyn u leh Amxaarada +sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161369"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161376,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161369\/revisions\/161376"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161371"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}