{"id":161384,"date":"2021-08-06T11:08:14","date_gmt":"2021-08-06T08:08:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161384"},"modified":"2021-08-06T11:25:01","modified_gmt":"2021-08-06T08:25:01","slug":"daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho waxana uu ku eedeeyay ra\u2019iisul wasaare Rooble inuusan dhexdhexaad ka ahayn khilaafka siyaasiyinta gobolada Waqooyi.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa munaasabadan waxa uu ugaga hadlay arrimo kala duwan ee ah siyaasadda dalka,gaar ahaan khilaafka u dhexeeya labada garab ee siyaasiyiinta gobolada waqooyi ay u kala qeybsameen.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaruhu Afartii xubnood ee aan magacaabay intuu u yeeray ayuu ku yiri doorashooyinka anigaa ka masuul ah, waa inaad doorasho gashaan haddii aad is dooran waydaanna waan idinka saarayaa, hadda isagu ma magacaabin ee ogaada. Waa hanjabaad waana arrin aan sina loo qaadan karin\u201d.ayuu yiri Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale sheegay inuu ka doonayo caddaalad uuna ka cabsi qabo in ra\u2019iisul wasaaraha uu dhinac la safanayo.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaarahu haduu u dhinac raaco sideen u garowsan karaa Ra\u2019iisul Wasaaraha cadaalad sameynaya, ma u arki karo, Shacabka Soomaaliyeed waxaan u sheegayaa waxaan rabnaa cadaalad.\u201dayuu yiri Guddoomiye Cabdi Xaashi.<\/p>\n<p>Guddiga doorashada gobollada waqooyi ayaa ka kooban 11 xubnood. Afar ka mid ah xubnaha waxaa soo magacaabay Mahdi Guuleed. Afar kale waxaa soo magacaabay Cabdi Xaashi, halka saddexda kalana uu soo magacaabay ra\u2019iisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa lagu wadaa inay doortan shir guddoon kadib markii dhawaan uu ra\u2019iisul wasaare Roobel baabi\u2019iyay guddoonkii hore.<\/p>\n<p>Hase yeeshee garabka uu hoggaamiyo Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa diidan doorashada la qorsheeyay inay dhacdo maalinta sabtida ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BuVgkomhutE\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho waxana uu ku eedeeyay ra\u2019iisul wasaare Rooble inuusan dhexdhexaad ka ahayn khilaafka siyaasiyinta gobolada Waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa munaasabadan waxa uu ugaga hadlay arrimo kala duwan ee ah siyaasadda dalka,gaar ahaan khilaafka u dhexeeya labada garab ee siyaasiyiinta gobolada waqooyi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161384","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho waxana uu ku eedeeyay ra\u2019iisul wasaare Rooble inuusan dhexdhexaad ka ahayn khilaafka siyaasiyinta gobolada Waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa munaasabadan waxa uu ugaga hadlay arrimo kala duwan ee ah siyaasadda dalka,gaar ahaan khilaafka u dhexeeya labada garab ee siyaasiyiinta gobolada waqooyi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-06T08:08:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-06T08:25:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"670\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png\",\"datePublished\":\"2021-08-06T08:08:14+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-06T08:25:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png\",\"width\":670,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka hadlay munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho waxana uu ku eedeeyay ra\u2019iisul wasaare Rooble inuusan dhexdhexaad ka ahayn khilaafka siyaasiyinta gobolada Waqooyi. Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa munaasabadan waxa uu ugaga hadlay arrimo kala duwan ee ah siyaasadda dalka,gaar ahaan khilaafka u dhexeeya labada garab ee siyaasiyiinta gobolada waqooyi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-06T08:08:14+00:00","article_modified_time":"2021-08-06T08:25:01+00:00","og_image":[{"width":670,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/","name":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png","datePublished":"2021-08-06T08:08:14+00:00","dateModified":"2021-08-06T08:25:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Capture-18.png","width":670,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudoomiye-cabdi-xaashi-rooble-wuxuu-u-hanjabay-dadkii-aan-anigu-magacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Gudoomiye Cabdi Xaashi Rooble wuxuu u hanjabay dadkii aan anigu magacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161384"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161384"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161384\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161390,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161384\/revisions\/161390"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161385"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161384"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161384"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161384"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}