{"id":161404,"date":"2021-08-07T11:46:42","date_gmt":"2021-08-07T08:46:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161404"},"modified":"2021-08-07T11:46:42","modified_gmt":"2021-08-07T08:46:42","slug":"mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere  ku daray liiska argagixisada caalamka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161406\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1-300x209.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1-100x70.jpg 100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1-603x420.jpg 603w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021.<\/p>\n<p>Labada hoggaamiye ayaa kala ah Sheekh Cali Maxamed Raage oo loo yaqaan Cali Dheere iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir oo loo yaqaan Ikrima, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Xoghayaha Arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken.<\/p>\n<p>\u201cCali Maxamed Raage oo loo yaqaan Cali Dheere, waa afhayeenka iyo hoggaamniye sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Wuxuu Mukhtaar Roobow ka beddelay xilka afhayeenka bishii May 2009. Cali Dheere wuxuu ku lug lahaa qorsheynta weerar lala beegsaday goobo ka tirsan Kenya iyo Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka Blinken.<\/p>\n<p>\u201cCabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir oo loo yaqaan Ikrima, waa fududeeyaha iyo qorsheeyaha howlgallada. Cabdulqaadir waa hoggaamiye sare iyo madaxa howlgallada iyo saadka. Wuxuu sidoo kala hagay weeraro ay horey u qorsheeyeen Al-Shabaab.\u201d<\/p>\n<p>Blinken ayaa sheegay in laga billaabo maanta ay qasab tahay in la xanibo dhammaan hantida iyo danaha shaqsiyaadkan, laguna soo wargeliyo Xafiiska Xakamaynta Hantida Dibadda (OFAC) ee Waaxda Maaliyadda Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxaa taas sii dheer, in qof kasta oo la macaamila shaqsiyaadkan isna lagu dari doono liiska argagixisada caalamiga, sida uu sheegay Blinken.<\/p>\n<p>Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sidoo kale ka digay in hay\u2019ad kasta oo maaliyadeed oo shisheeye oo shaqsiyaadkan u fududeysa gudbinta lacago ama siisa adeeg lacageed ay waihi doonto cunaqabateynta Mareykanka.<\/p>\n<p>Blinken ayaa sheegay in Mareykanka ay go\u2019an tahay carqaladeynta hababka maaliyadda Kooxda Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada, si loo xadido awoodda ay u leeyihiin fulinta weeraro ka dhan ah shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021. Labada hoggaamiye ayaa kala ah Sheekh Cali Maxamed Raage oo loo yaqaan Cali Dheere iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir oo loo yaqaan Ikrima, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Xoghayaha Arrimaha dibedda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161406,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021. Labada hoggaamiye ayaa kala ah Sheekh Cali Maxamed Raage oo loo yaqaan Cali Dheere iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir oo loo yaqaan Ikrima, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Xoghayaha Arrimaha dibedda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-07T08:46:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/\",\"name\":\"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-07T08:46:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon","og_description":"Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa laba hoggaamiye oo sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dartay liiska argagixisada caalamka, laga billaabo August 6, 2021. Labada hoggaamiye ayaa kala ah Sheekh Cali Maxamed Raage oo loo yaqaan Cali Dheere iyo Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir oo loo yaqaan Ikrima, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay Xoghayaha Arrimaha dibedda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-07T08:46:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/","name":"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","datePublished":"2021-08-07T08:46:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Sheikh_Ali_Dhere_Alshabab_Spokesman-1.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mareykanka-oo-sheekh-cali-dheere-ku-daray-liiska-argagixisada-caalamka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mareykanka oo Sheekh Cali Dheere ku daray liiska argagixisada caalamka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161404"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161404"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161407,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161404\/revisions\/161407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161406"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}