{"id":161419,"date":"2021-08-07T12:03:49","date_gmt":"2021-08-07T09:03:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161419"},"modified":"2021-08-07T12:03:49","modified_gmt":"2021-08-07T09:03:49","slug":"abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/","title":{"rendered":"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161420\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"394\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg 700w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303-696x392.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>Dowlada Itoobiya oo guuldarooyin kasoo gaareen dagaalka ay kula jirtay jabhada TPLF taabacsan ayaa markan ku hanjabtay in awood xad dhaaf ah adeegsan doonto si ay meesha uga saarto qatarta kooxda TPLF.<\/p>\n<p>Ciidamada taabacsan TPLF ayaa wada dagaalo ay ku qabsanayaan deegaano iyo magaalooyin hor leh oo kuyaala gobolka Tigrey iyo gobolada dariska la ah ee Amxaarada iyo Canfarta.<\/p>\n<p>Kooxdan ayaana dooneysa marka ay la wareegto dhul badan in dowlada ku cadaadiso in wadahadal lagu dhameeyo colaada ayna kooxda sii maamusho deegaanada gobolka Tigrey oo marka dowlada awood uga saartay.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka ee Itoobiya ayaana markan ka digtay suuragalnimada in awoodeeda difaac oo xad dhaaf ah ay kaga hortagi doonto jabhada ka dagaalanta gobolka Tigrey si ay meesha uga saarto qatarteeda.<\/p>\n<p>Bayaan kasoo baxay dowlada Itoobiya ayaa lagu sheegay in lagu qasbayo in inay abaabusho oo ay gobolka Tigrey u daadgureyso dhammaan ciidamada qalabka sida si ay talaabo adag uga qaadaan jabhada TPLF.<\/p>\n<p>\u201dTPLF waxay \u201ctijaabinaysaa dulqaadka dawladda federaalka waxayna ku riixaysay inay beddesho go\u2019aankeeda xabad joojinta bani\u2019aadamnimada ee halka dhinac ah\u201d, ayaa lagu yiri bayaanka dowladda.<\/p>\n<p>Dowlada Itoobiya ayaa horey u hirgalisay xabad joojin hal dhinac ah, waxa ayna dowlada wadaa ciidamo aruursi iyadoona laga yaabo in markale ciidamada federaalka Itoobiya duulaan cusub ku qaadaan gobolka Tigrey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Itoobiya oo guuldarooyin kasoo gaareen dagaalka ay kula jirtay jabhada TPLF taabacsan ayaa markan ku hanjabtay in awood xad dhaaf ah adeegsan doonto si ay meesha uga saarto qatarta kooxda TPLF. Ciidamada taabacsan TPLF ayaa wada dagaalo ay ku qabsanayaan deegaano iyo magaalooyin hor leh oo kuyaala gobolka Tigrey iyo gobolada dariska la ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161420,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Itoobiya oo guuldarooyin kasoo gaareen dagaalka ay kula jirtay jabhada TPLF taabacsan ayaa markan ku hanjabtay in awood xad dhaaf ah adeegsan doonto si ay meesha uga saarto qatarta kooxda TPLF. Ciidamada taabacsan TPLF ayaa wada dagaalo ay ku qabsanayaan deegaano iyo magaalooyin hor leh oo kuyaala gobolka Tigrey iyo gobolada dariska la ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-07T09:03:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"394\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/\",\"name\":\"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-07T09:03:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg\",\"width\":700,\"height\":394},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon","og_description":"Dowlada Itoobiya oo guuldarooyin kasoo gaareen dagaalka ay kula jirtay jabhada TPLF taabacsan ayaa markan ku hanjabtay in awood xad dhaaf ah adeegsan doonto si ay meesha uga saarto qatarta kooxda TPLF. Ciidamada taabacsan TPLF ayaa wada dagaalo ay ku qabsanayaan deegaano iyo magaalooyin hor leh oo kuyaala gobolka Tigrey iyo gobolada dariska la ah [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-07T09:03:49+00:00","og_image":[{"width":700,"height":394,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/","name":"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg","datePublished":"2021-08-07T09:03:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/43173374_303.jpg","width":700,"height":394},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abiy-axmed-oo-kuhanjabay-inuu-adeegsandoono-wixii-ciidan-ah-ee-uu-hayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abiy Axmed oo kuhanjabay inuu adeegsandoono wixii ciidan ah ee uu hayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161419"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161421,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161419\/revisions\/161421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161420"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}