{"id":161441,"date":"2021-08-08T12:36:29","date_gmt":"2021-08-08T09:36:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161441"},"modified":"2021-08-08T12:36:29","modified_gmt":"2021-08-08T09:36:29","slug":"muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161442\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"409\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828-300x186.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828-356x220.jpg 356w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo axad ah gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, taasoo ah safarkeedii ugu horreeyay ee ay ku timaado Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Raychelle Omamo waxay la kulmi doontaa dhiggeeda wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ra\u2019iisul wasaare Xuseen Rooble, kadibna waxay wadahadal la yeelan doontaa madaxweyne Maxamed Farmaajo.<\/p>\n<p>Wargeyska The Star ee kasoo baxa Kenya ayaa qoray in ay Raychelle Omamo masuuliyiinta dowladda Soomaaliya kala hadli doonto muranka soohdinta badda ee muddada dheer soo jiitamayay.<\/p>\n<p>\u201cAjandaha ayaa ah muranka xuduudaha oo hadda yaalla Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda, \u201dayuu yiri sarkaalka la hadlay the Star.<\/p>\n<p>Kenya ayaa 19 -kii Luulyo, 2021 qoraal ay u dirtay guddiga Midowga Afrika waxay kaga codsatay in ay bixiyaan kaalmo farsamo oo la xiriirta arrimaha xuduudda ay la wadaagto Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kenya ayaa dabada ka riixeysa wada xaajood siyaasadeed oo ku saabsan dacwadda badda ee ay Soomaaliya u gudbisay maxkamadda ICJ, taasoo ugu dambayn dhegaysatay bishii march ee sannadkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo axad ah gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, taasoo ah safarkeedii ugu horreeyay ee ay ku timaado Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Raychelle Omamo waxay la kulmi doontaa dhiggeeda wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ra\u2019iisul wasaare Xuseen Rooble, kadibna waxay wadahadal la yeelan doontaa madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161442,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo axad ah gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, taasoo ah safarkeedii ugu horreeyay ee ay ku timaado Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Raychelle Omamo waxay la kulmi doontaa dhiggeeda wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ra\u2019iisul wasaare Xuseen Rooble, kadibna waxay wadahadal la yeelan doontaa madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-08T09:36:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"409\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-08T09:36:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg\",\"width\":660,\"height\":409},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Raychelle Omamo ayaa maanta oo axad ah gaartay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, taasoo ah safarkeedii ugu horreeyay ee ay ku timaado Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda Kenya, Raychelle Omamo waxay la kulmi doontaa dhiggeeda wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq, ra\u2019iisul wasaare Xuseen Rooble, kadibna waxay wadahadal la yeelan doontaa madaxweyne [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-08T09:36:29+00:00","og_image":[{"width":660,"height":409,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/","name":"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg","datePublished":"2021-08-08T09:36:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/202188637639961701197828.jpg","width":660,"height":409},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muxuu-salka-ku-hayaa-safarka-wasiirka-arrimaha-dibadda-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muxuu salka ku hayaa safarka wasiirka arrimaha dibadda Kenya ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161441"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161443,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161441\/revisions\/161443"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161442"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}