{"id":161520,"date":"2021-08-11T11:23:30","date_gmt":"2021-08-11T08:23:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161520"},"modified":"2021-08-11T11:23:30","modified_gmt":"2021-08-11T08:23:30","slug":"xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/","title":{"rendered":"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-300x180.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-1024x614.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-768x461.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-696x418.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-1068x641.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_-700x420.png 700w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p>Guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee maamulkaasi, kadib markii xalay madaxweyne Qoor Qoor uu shaaciyey liiska lix ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maanta ay si rasmi ah u billaaban doonto diiwaan-gelinta musharraxiinta liiskooda la shaaciyey ee lixda kursi.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga doorashada maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in doorashada xubnahaasi ee Aqalka Sare la qabanayo beri oo ay ku beegan tahay 12-8-2021-ka.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo la fulinayo waajibaadka jadwal ee doorasho heer dowladda dhexe ay soo saareen guddiga dhexe doorashooyinkla (FITT) 16-07-2021 oo ku saabsaneyd qabashada doorashada Aqalka Sare. Haddaba guddiga hirgelinta doorashooyinka Galmudug ee (GSS-SEIT) wuxuu halkan kusoo gudbinayaa jadwalka faah faahsan ee qabashada doorashada Aqalka Sare.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada ee Galmudug.<\/p>\n<p>Tani ayaa qeyb ka ah dardar-gelinta doorashooyinka dalka, waxaana Puntland iyo Galmudug ay haatan cagta saareen dhabihii qabashada ee doorashada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa horey u guda-galay doorashadan, waxaana Senataro cusub lagu doortay magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo oo ka kala tirsan maamuladaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161521\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231409212_215933787129825_2352916028773219520_n.jpg\" alt=\"\" width=\"712\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231409212_215933787129825_2352916028773219520_n.jpg 712w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231409212_215933787129825_2352916028773219520_n-223x300.jpg 223w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231409212_215933787129825_2352916028773219520_n-696x938.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/231409212_215933787129825_2352916028773219520_n-312x420.jpg 312w\" sizes=\"(max-width: 712px) 100vw, 712px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee maamulkaasi, kadib markii xalay madaxweyne Qoor Qoor uu shaaciyey liiska lix ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maanta ay si rasmi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee maamulkaasi, kadib markii xalay madaxweyne Qoor Qoor uu shaaciyey liiska lix ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maanta ay si rasmi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-11T08:23:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/\",\"name\":\"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png\",\"datePublished\":\"2021-08-11T08:23:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png\",\"width\":1200,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon","og_description":"Guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee maamulkaasi, kadib markii xalay madaxweyne Qoor Qoor uu shaaciyey liiska lix ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Warqad ka soo baxday guddiga ayaa waxaa lagu sheegay in maanta ay si rasmi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-11T08:23:30+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/","name":"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png","datePublished":"2021-08-11T08:23:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Flag_of_Galmudug.svg_.png","width":1200,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xilliga-laqabaneyso-doorashada-aqalka-sare-ee-galmudug-oo-lashaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xilliga laqabaneyso doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo lashaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161520"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161523,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161520\/revisions\/161523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161522"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}