{"id":161587,"date":"2021-08-12T16:39:04","date_gmt":"2021-08-12T13:39:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161587"},"modified":"2021-08-12T16:39:04","modified_gmt":"2021-08-12T13:39:04","slug":"dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/","title":{"rendered":"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161588\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"792\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled-300x248.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled-768x634.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled-696x574.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled-509x420.jpg 509w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo socota dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo natiijadeeda horey loo sii ogaa ayaa waxaa kusoo baxay lix Senator oo si gaar ah usoo xushay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Lixda Senator ee ee Galmudug ku matalaya Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dhamanatood soo baxay bilaa doorasho, waxaana dhamaan u tanaasulay musharaxiintii la tartameysay oo horey malxiis ahaan usoo qorteen musharaxiinta tanaasushay.<\/p>\n<p>Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka ayaa durba ku bilaabatay qaab musuq maasuq ah, waxaana laga cabsi qabaa in doorashada Aqalka Hoose oo dhawaan iyana dalka ka bilaabaneyso sidaan oo kale u dhacdo.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Akhriso Magacyada Lixda Senator ee lasoo doortay bilaa tartan<\/strong><\/p>\n<p>1- Cabdi Axmed Dhuxulow<br \/>\n2- Yuusuf Geelle Ugaas<br \/>\n3-Saciid Siyaad Shirwac<br \/>\n4-Samsam Daahir Maxamuud<br \/>\n5-Cabdixakiim Macallin Axmed<br \/>\n6-Duniyo Maxamed Cali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo socota dowlad goboleedka Galmudug. Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo natiijadeeda horey loo sii ogaa ayaa waxaa kusoo baxay lix Senator oo si gaar ah usoo xushay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161588,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo socota dowlad goboleedka Galmudug. Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo natiijadeeda horey loo sii ogaa ayaa waxaa kusoo baxay lix Senator oo si gaar ah usoo xushay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-12T13:39:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"792\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/\",\"name\":\"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-12T13:39:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg\",\"width\":960,\"height\":792},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon","og_description":"Waxaa goordhaw lasoo gaba gabeeyay doorashada Aqalka Sare ee Xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug ku dooranayeen Senatarada Aqalka Sare ku matalaya afarta sano ee soo socota dowlad goboleedka Galmudug. Doorashada ka dhacday magaalada Dhuusomareeb oo natiijadeeda horey loo sii ogaa ayaa waxaa kusoo baxay lix Senator oo si gaar ah usoo xushay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-12T13:39:04+00:00","og_image":[{"width":960,"height":792,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/","name":"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg","datePublished":"2021-08-12T13:39:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guuled.jpg","width":960,"height":792},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagaydhegdheersaciid-siyaadcabdixakiim-samsam-iyo-duniyo-oo-kusobaxay-dorashadii-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagay,Dhegdheer,Saciid Siyaad,Cabdixakiim ,Samsam iyo Duniyo oo kusobaxay dorashadii galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161587"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161587"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161587\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161589,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161587\/revisions\/161589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161588"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}