{"id":161701,"date":"2021-08-15T19:22:18","date_gmt":"2021-08-15T16:22:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161701"},"modified":"2021-08-15T19:22:18","modified_gmt":"2021-08-15T16:22:18","slug":"daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161702\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209-300x184.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo maanta Muqdisho shir jaraa\u2019id ku qabtay isagoo musharrax xildhibaan ah, ayaa beeniyay warar 24-saac ee lasoo dhaafay saxaafadda lagu faafiyay oo sheegayay inuu burburay heshiiskii uu dowladda la galay.<\/p>\n<p>Cabdirashiid Janan ayaa sheegay marnaba in aysan ka suurtoobin inuu dib u furo colaadii uu sheegay inuu damiyay. Wuxuu kaloo been abuur ku tilmaamay inuu ku biiray mucaaradka dowladda.<\/p>\n<p>\u201cCaqligeeda ma lihi, aragtideeda ma lihi, shacabkii aan shalay u naxay, colaadii aan damiyay, dib aan u furo ma dhacayso. Nin dagaalamaya, mucaarad ah, raba inuu qori qaato, ma ahi,\u201d ayuu yiri Cabdirashiid Janan.<\/p>\n<p>Janan waxa uu sheegay in si qaldan loo turjumay kaddib markii uu kasoo guuray hoygiisa oo ku dhawaa xarunta nabad sugida, taasoo uu sheegay in loo fasiray inuu dhinaca mucaaradka usoo guuray.<\/p>\n<p>Wasiirkii hore amniga Jubbaland ayaa sidoo kale mar uu ka hadlayay arrimaha Gedo, wuxuu sheegay in uusan waxba kala socon wararka sheegaya in ciidamadii uu dowladda ku wareejiyay ay gadood sameeyeen.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay ciiddamadaasi in ay yihiin ciidamo dowladdeed oo uu masuuliyadooda horay ugu wareejiyay xukuumada Soomaaliya, wuxuuna sheegay ciidamadaas in aysan hadda ku shaqeyn fikirkiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/l4FcT2TILBE\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo maanta Muqdisho shir jaraa\u2019id ku qabtay isagoo musharrax xildhibaan ah, ayaa beeniyay warar 24-saac ee lasoo dhaafay saxaafadda lagu faafiyay oo sheegayay inuu burburay heshiiskii uu dowladda la galay. Cabdirashiid Janan ayaa sheegay marnaba in aysan ka suurtoobin inuu dib u furo colaadii uu sheegay inuu damiyay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161702,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161701","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo maanta Muqdisho shir jaraa\u2019id ku qabtay isagoo musharrax xildhibaan ah, ayaa beeniyay warar 24-saac ee lasoo dhaafay saxaafadda lagu faafiyay oo sheegayay inuu burburay heshiiskii uu dowladda la galay. Cabdirashiid Janan ayaa sheegay marnaba in aysan ka suurtoobin inuu dib u furo colaadii uu sheegay inuu damiyay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-15T16:22:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-15T16:22:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg\",\"width\":660,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo maanta Muqdisho shir jaraa\u2019id ku qabtay isagoo musharrax xildhibaan ah, ayaa beeniyay warar 24-saac ee lasoo dhaafay saxaafadda lagu faafiyay oo sheegayay inuu burburay heshiiskii uu dowladda la galay. Cabdirashiid Janan ayaa sheegay marnaba in aysan ka suurtoobin inuu dib u furo colaadii uu sheegay inuu damiyay. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-15T16:22:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":405,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/","name":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg","datePublished":"2021-08-15T16:22:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021815637646141398038209.jpeg","width":660,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabdirashiid-janan-oo-beeniyay-inuu-baxsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabdirashiid Janan oo beeniyay inuu baxsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161701"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161701"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161701\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161703,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161701\/revisions\/161703"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161702"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161701"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161701"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161701"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}