{"id":161714,"date":"2021-08-15T19:31:08","date_gmt":"2021-08-15T16:31:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161714"},"modified":"2021-08-15T19:31:08","modified_gmt":"2021-08-15T16:31:08","slug":"madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/","title":{"rendered":"Madaxweynihii Afghanistan  oo cararay"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161715\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg\" alt=\"\" width=\"2000\" height=\"1333\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg 2000w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2000px) 100vw, 2000px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadda ah ee Kabul.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu dalka ka duulay. Sidoo kale Abudllah Abdullah oo ah madaxa Golaha Qaran ee Dib u Heshiisiinta Afghanistan ayaa sidoo kale xaqiijiyey in Ghani uu dalka ka baxay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cMadaxweynihii hore ee Afghanistan waa uu ka tegay Afghanistan, wuxuuna dalka uga tegay xaalad adag,\u201d ayuu yiri Abdullah Abdullahi. \u201cAllah ayaa la xisaabtami doona.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wararka ayaa sheegaya inuu gaaray dalka deriska ah ee Tajikastan.<br \/>\nTaliban ayaa maanta hareereysay magaalada caasimadda ah ee Kabul, waxayna dowladda ka dalbatay inay si nabad ah xukunka ugu soo wareejiso.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Afhayeenka Taliban Suhail Shaheen ayaa u sheegay taleefishinka Al-Jazeera inay sugayaan \u201cIn si nabdoon loogu soo wareejiyo magaalada Kabul.\u201d Waxa uu diiday inuu faah-faahin ka bixiyo wada-xaajoodyada ay kula jiraan dowladda.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Si kastaba, Shaheen ayaa sheegay inay doonayaan in si shuruud la\u2019aan ah loogu wareejiyo xukunka dalka. Ma cidda xilliga ay wareejintaas dhici doonto.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Wada-xaajoodayaal ka socda Taliban ayaa ku sugan Kabul ayaga oo ka xaajoonaya xukun la-wareegista, sida uu sheegay sarkaal codsaday inaan la magacaabin. Ma cadda xilliga ay xukunka la wareegi doonaan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Dhinaca dowladda ayaa waxaa wada-hadallada uga wakiil ah madaxweynihii hore ee dalkaas Hamid Karzai, iyo Abdullah Abdullah, oo ka mid ah dadka sida aadka ah u dhaliila Ghani, sababo la xiriira inuu diiday inuu xukunka ka tago oo uu heshiis la galo Taliban.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Madaxweyne Ghani ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku jiray go\u2019doon siyaasadeed, xilli hoggaamiye kooxeedyada dalka ay isku dhiibeen Taliban ama dalka ka carareen.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadda ah ee Kabul. Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu dalka ka duulay. Sidoo kale Abudllah Abdullah oo ah madaxa Golaha Qaran ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161714","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadda ah ee Kabul. Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu dalka ka duulay. Sidoo kale Abudllah Abdullah oo ah madaxa Golaha Qaran ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-15T16:31:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1333\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/\",\"name\":\"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-15T16:31:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg\",\"width\":2000,\"height\":1333},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa dalka isaga tegay, isaga oo ku biiray muwaadiniin iyo ajaaniib ka cararaya dalka, xilli Taliban ay isku diyaarineyso inay qabsato magaalada caasimadda ah ee Kabul. Laba sarkaal ayaa wakaaladda wararka AP u xaqiijiyey in madaxweyne Ghani uu dalka ka duulay. Sidoo kale Abudllah Abdullah oo ah madaxa Golaha Qaran ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-15T16:31:08+00:00","og_image":[{"width":2000,"height":1333,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/","name":"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg","datePublished":"2021-08-15T16:31:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Ghani.jpeg","width":2000,"height":1333},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweynihii-afghanistan-oo-cararay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweynihii Afghanistan oo cararay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161714"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161716,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161714\/revisions\/161716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161715"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}