{"id":161761,"date":"2021-08-17T11:30:43","date_gmt":"2021-08-17T08:30:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161761"},"modified":"2021-08-17T11:30:43","modified_gmt":"2021-08-17T08:30:43","slug":"daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161762\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh-300x166.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil, oo ah sheekh caan ka ah gudaha Somaliland iyo meelo badan oo deegaanada Soomaalida kamid ah sida ay sheegtay gabadh uu sheekhu dhalay.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa saaka xaruntiisi shaqo laga dhex qaatay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaacil oo ah culimada waa wayn ee Somaliland, ahna aabahay, waxa qaatay ciidanka danbi baadhista, ilaa hada oo ay tahay 5:00pm mahayno warkiisa, meelkastana waanu ka waynay&#8221; ayay tidhi.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xLTsQA6V-9A\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Sheekha oo xarun caafimaad oo caan ah kuleh magaalada Hargaysa, ayaa Sahan TV Axadii u sheegay in sarkaalka haysta Ciidamada Sirdoonka Somaliland ee gobolka Sanaag, uu u haysto danbi aanu garanayn isla markaana, uu xoog kaga soo saaray magaalada Ceerigaabo, oo uu sheegay in uu u joogay howlo nabadayn ah maalmihi u danbeyay.<\/p>\n<p>Waxa kale oo uu sheekhu sheegay in madaxa sirdoonaka gobolka Sanaag uu u sheegay in loo haysto socdaal uu ku tagay magaalada Badhan oo uu u tagay in uu daweeyo dad buka sida uu sheegay, waxana falka sirdoonku sheekha kula kacay cambaareeyay maayar ka Ceerigoobo Ismaaciil Xaaji Nuur.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed oo maanta Hargaysa lagu xidhay sida gabadh uu dhalay sheegtay, ayaa hore usoo qaatay 7 sano oo xabsi ah kadib markii lagu eedeeyay in uu ku lug lahaa falal argagixiso oo Somaliland ka dhacay xiligii dowladi Riyaale iyadoo markii danbe cafis madaxwayne lagu sii daayay 17, May, 2011.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WjKM_K8MBvc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil, oo ah sheekh caan ka ah gudaha Somaliland iyo meelo badan oo deegaanada Soomaalida kamid ah sida ay sheegtay gabadh uu sheekhu dhalay. &#8220;Waxa saaka xaruntiisi shaqo laga dhex qaatay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaacil oo ah culimada waa wayn ee Somaliland, ahna aabahay, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161762,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161761","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil, oo ah sheekh caan ka ah gudaha Somaliland iyo meelo badan oo deegaanada Soomaalida kamid ah sida ay sheegtay gabadh uu sheekhu dhalay. &#8220;Waxa saaka xaruntiisi shaqo laga dhex qaatay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaacil oo ah culimada waa wayn ee Somaliland, ahna aabahay, waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-17T08:30:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-17T08:30:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil, oo ah sheekh caan ka ah gudaha Somaliland iyo meelo badan oo deegaanada Soomaalida kamid ah sida ay sheegtay gabadh uu sheekhu dhalay. &#8220;Waxa saaka xaruntiisi shaqo laga dhex qaatay Sheekh Maxammed Sheekh Ismaacil oo ah culimada waa wayn ee Somaliland, ahna aabahay, waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-17T08:30:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/","name":"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg","datePublished":"2021-08-17T08:30:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sheekh.jpeg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-maxammed-sheekh-ismaaciil-oo-hargaysa-lagu-xiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sheekh Maxammed Sheekh Ismaaciil oo hargaysa lagu xiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161761"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161761"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161761\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161763,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161761\/revisions\/161763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161762"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161761"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161761"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161761"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}