{"id":161822,"date":"2021-08-18T10:31:55","date_gmt":"2021-08-18T07:31:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161822"},"modified":"2021-08-18T10:31:55","modified_gmt":"2021-08-18T07:31:55","slug":"daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray"},"content":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa si cad uga hor yimid habraacii doorashada golaha Shacabka ee Shalay saareen xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha guddiga doorashada heer Fedaraal.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo aay soo saareen xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Fedaraal ayaa lagu sheegay inaan la isku raacsaneen habraacii shalay soo baxay ayna ku koobneyd qeyb ka mid ah guddiga, islamarkaana ay sheegeen in habraacyada la shaaciyay aysan aheyn kuwa saxan.<\/p>\n<p>Xubnahan ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay in qeyb yar oo kamid ah guddiga doorashada ee uu hoggaamiye u yahay guddoomiye Maxamed Xasan Ciro inay soo saaraan habraac aan waafaqsaneyn wadajirka guddiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F520956009200265%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161823\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/q.jpeg\" alt=\"\" width=\"630\" height=\"958\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/q.jpeg 630w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/q-197x300.jpeg 197w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/q-276x420.jpeg 276w\" sizes=\"(max-width: 630px) 100vw, 630px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa si cad uga hor yimid habraacii doorashada golaha Shacabka ee Shalay saareen xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha guddiga doorashada heer Fedaraal. War qoraal ah oo aay soo saareen xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Fedaraal ayaa lagu sheegay inaan la isku raacsaneen habraacii shalay soo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161800,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161822","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa si cad uga hor yimid habraacii doorashada golaha Shacabka ee Shalay saareen xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha guddiga doorashada heer Fedaraal. War qoraal ah oo aay soo saareen xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Fedaraal ayaa lagu sheegay inaan la isku raacsaneen habraacii shalay soo baxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-18T07:31:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"436\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"436\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/\",\"name\":\"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-18T07:31:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg\",\"width\":436,\"height\":436},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon","og_description":"Xubno ka tirsan guddiga doorashooyinka heer Fedaraal ayaa si cad uga hor yimid habraacii doorashada golaha Shacabka ee Shalay saareen xubno uu ka mid yahay guddoomiyaha guddiga doorashada heer Fedaraal. War qoraal ah oo aay soo saareen xubno ka tirsan guddiga doorashada heer Fedaraal ayaa lagu sheegay inaan la isku raacsaneen habraacii shalay soo baxay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-18T07:31:55+00:00","og_image":[{"width":436,"height":436,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/","name":"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg","datePublished":"2021-08-18T07:31:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/warsss.jpeg","width":436,"height":436},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qaar-kamid-ah-guddiga-doorashada-heer-fedaraal-oo-ka-horyimid-habraacii-shalay-la-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-qaar kamid ah Guddiga Doorashada Heer Fedaraal oo ka horyimid habraacii shalay la soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161822"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161822"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161822\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161824,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161822\/revisions\/161824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161800"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161822"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161822"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161822"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}