{"id":161826,"date":"2021-08-18T10:37:38","date_gmt":"2021-08-18T07:37:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161826"},"modified":"2021-08-18T11:58:29","modified_gmt":"2021-08-18T08:58:29","slug":"maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/","title":{"rendered":"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal?"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><b><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161827\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/b><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><b>Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal ee Soomaaliya, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka.<\/b><\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Qodobada ugu muhiimsan habraaca khilaafka dhaliyay waxaa kamid ah in guddiga xulidda ergada doorashada ay noqdaan odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka oo meesha laga saaro kaalinta madaxda maamul goboleedyada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Qaar kamid ah guddiga ayaa ku gaca-sayray habraaca, iyadoo ku tilmaamay in aan laga tashan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Siciid Abshir oo ka mid ah xubna diidan qaabka loo faafiyey habraaca doorashada ayaa sheegay in qaar kamid ah xubnaha guddiga ay ku maqnaayeen Garowe iyo Baydhabo isla markaana aan laga talo-gelin habraaca.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Ma diidanin habraaca ee waxaan diiddanahay in habraac aan waqtigiisa joogin si khaldan loo soo gudbiyo. Marka inaan sugno shirka uu ra&#8217;iisal wasaaraha magacaabay oo aan ku shaqeyno habraaca ka soo baxay waa wixii guddiga loo sameeyay,&#8221; ayuu yiri Siciid Abshir.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Guddoonka guddiga ayaan weli ka hadlin dhaliisha uga timid habraaca uu soo saaray.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Cabdisalaam Salwe oo mar ahaa agaasimaha xafiiska ra&#8217;iisal wasaaraha ayaa sheegay in loo baahan yahay in guddiga uu ku shaqeeyo heshiis siyaasadeed.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Howsha uu Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka Dadban uu ku jiro waa tii loo igmaday Ra&#8217;iisul-Wasaare Mohamed Hussein Roble iyo xafiiskiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Mar kale ayuu guddigu ku degdegay howl aan u oollin sidaana waxay ku adkeeyeen howshoodii iyo tii Xafiiska Ra&#8217;iisul-wasaaraha,&#8221; ayuu Salwe ku qoray bartiisa Facebook.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Hase yeeshee waxaa feker kaa ka duwan qaba Adam Aw Xirsi oo ah wasiirkii qorsheynta ee Jubaland, kana faallooda arrimaha siyaasadda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">&#8220;Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxay go&#8217;aannada ku gaarayaan cod hal dheeri ah,&#8221; ayuu bartiisa Facebook ku qoray, isagoo soo xigtay habraaca lagu dhisay guddiga.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Sidoo kale Cabdi Xiis Udan oo ah guddoomiyaha maaliyadda guddiga doorashada heer federaal , kana soo galay Jubbaland ayaa warqad uu soo saaray isna ku diiday go&#8217;aanka guddiga, wuxuuna sheegay in laga hordhacay go&#8217;aankii golaha wadatashiga Qaranka ee ku aaddan arrimaha habraaca ku xusan.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal ee Soomaaliya, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan habraaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal ee Soomaaliya, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan habraaca [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-18T07:37:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-18T08:58:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/\",\"name\":\"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-18T07:37:38+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-18T08:58:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon","og_description":"Waxaa soo shaac baxay khilaaf ka dhex abuurmay guddiga hirgalinta doorashada heer federaal ee Soomaaliya, kadib markii ay isku qabteen habraaca doorashada xubnaha golaha shacabka. Guddiga ayaa Talaadadii soo saaray habraac ka kooban 10 bog oo uu uga hadlay hannaanka loo marayo doorashada xildhibaannada 275 ah ee golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya. Qodobada ugu muhiimsan habraaca [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-18T07:37:38+00:00","article_modified_time":"2021-08-18T08:58:29+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/","name":"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg","datePublished":"2021-08-18T07:37:38+00:00","dateModified":"2021-08-18T08:58:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guiga.jpeg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxay-isku-hayaan-xubnaha-guddiga-heer-federaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxay isku hayaan xubnaha guddiga heer federaal?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161826"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161826"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161829,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161826\/revisions\/161829"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}