{"id":161850,"date":"2021-08-19T20:00:24","date_gmt":"2021-08-19T17:00:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161850"},"modified":"2021-08-19T20:01:54","modified_gmt":"2021-08-19T17:01:54","slug":"muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/","title":{"rendered":"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161851\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/naf.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/naf.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/naf-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Faahfaahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay ruux isku soo xiray walxa qarxa, kaasoo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo xarunta Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidan ka tirsan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu yaraan afar qof ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen qaraxan, halka dad ku dhow 10 ay ku dhaawacmeen sida ay allbanaadir Online u sheegeen ilo wareedyo kala duwan.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxa ku dhintay sadax ruux oo laba ka mid ah ahayeen askar ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya iyo qofkii fuliyay qaraxa, waxaana jira tiro kale oo ku dhaawacantay qaraxa inkastoo aanan la xaqiijin karin tirada rasmiga ah ee dadka ku dhaawacmay qaraxa.<\/p>\n<p>Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amniga dowladda Soomaaliya oo ku saabsan qaraxa goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay ruux isku soo xiray walxa qarxa, kaasoo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo xarunta Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidan ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161844,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161850","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay ruux isku soo xiray walxa qarxa, kaasoo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo xarunta Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidan ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-19T17:00:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-19T17:01:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/\",\"name\":\"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-19T17:00:24+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-19T17:01:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon","og_description":"Faahfaahino hordhac ah ayaa kasoo baxaya qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw ka dhacay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa la sheegay inuu fuliyay ruux isku soo xiray walxa qarxa, kaasoo ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo xarunta Taliska Booliiska gobolka Banaadir oo ay ku sugnayeen dad shacab ah iyo ciidan ka tirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-19T17:00:24+00:00","article_modified_time":"2021-08-19T17:01:54+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/","name":"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","datePublished":"2021-08-19T17:00:24+00:00","dateModified":"2021-08-19T17:01:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/muqdisho-nin-naftii-haliga-ah-oo-iskuqarxiyay-maqaaxi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muqdisho nin naftii haliga ah oo isku qarxiyay maqaaxi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161850"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161850"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161853,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161850\/revisions\/161853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161844"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}