{"id":161867,"date":"2021-08-20T11:19:24","date_gmt":"2021-08-20T08:19:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161867"},"modified":"2021-08-20T11:19:24","modified_gmt":"2021-08-20T08:19:24","slug":"daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161868\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg\" alt=\"\" width=\"529\" height=\"529\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg 529w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col-300x300.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col-150x150.jpeg 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col-420x420.jpeg 420w\" sizes=\"(max-width: 529px) 100vw, 529px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C\/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah.<\/p>\n<p>Booliska ayaa Coldoon ka watay xarun uu ku lahaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer, iyadoo baraha bushada lagu baahiyey muuqaalo Muujinaya Coldoon oo Boolisku hareeraha ka socdaan loona sii wado jeelka.<\/p>\n<p>Booliska Somaliland kama hadlin sababta ay u xireen Coldoon balse waxaa loo badinayaa in xarigiisa uu la xiriiro olole ka dhan ah Xarunta Dhaqanka ee Hargaysa iyo dugsiga Abaarso oo mudooyinkan uu ku baahinayey baraha bulshada.<\/p>\n<p>Coldoon ayaa ku doodayay in Xarunta Dhaqanka Hargeysa lagu soo marti qaado dad u ololeeya guurka dadka isku jinsiga ah xiliyada bandhiga buugaagta, sidookale dugsiga Abaarso ayuu ku haysta in dhaqamo anshax xumo ah lagu faafiyo.<\/p>\n<p>Maamulka Somaliland ayaa si wayn uga hor yimid eedaha uu Coldoon u jeediyay\u00a0 xarumaha kor ku xusan, sidoo kale madaxda Xarunta Dhaqanka, iyo qaar kamid ah abwaaniinta Somaliland, ayaa eedaymaha Coldoon ku tilmaamay kuwo been abuur ah oo aan cadeymo loo heynin.<\/p>\n<p>Coldoon ayaa marar badan sidan oo kale xabsiyada Somaliland loo taxaabay ka dib markii hadalo uu jeediyey ay dhibsadeen madaxda Maamulkaas, iyadoo cafis madaxweyne dhowr jeer looga sii daayey xabsiga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fabdisamedgiirre%2Fvideos%2F190184899768409%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=316&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fyoonisdakharre%2Fvideos%2F190052223117280%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"316\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C\/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka watay xarun uu ku lahaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer, iyadoo baraha bushada lagu baahiyey muuqaalo Muujinaya Coldoon oo Boolisku hareeraha ka socdaan loona sii wado jeelka. Booliska Somaliland kama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161868,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C\/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka watay xarun uu ku lahaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer, iyadoo baraha bushada lagu baahiyey muuqaalo Muujinaya Coldoon oo Boolisku hareeraha ka socdaan loona sii wado jeelka. Booliska Somaliland kama [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-20T08:19:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"529\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"529\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-20T08:19:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg\",\"width\":529,\"height\":529},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon","og_description":"Ciidamada Booliska Somaliland ee magaalada Burco ayaa galabta mar kale xabsiga u taxaabay C\/Malik Muuse Coldoon oo ah weriye samafale ah. Booliska ayaa Coldoon ka watay xarun uu ku lahaa magaalada Burco ee gobolka Togdheer, iyadoo baraha bushada lagu baahiyey muuqaalo Muujinaya Coldoon oo Boolisku hareeraha ka socdaan loona sii wado jeelka. Booliska Somaliland kama [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-20T08:19:24+00:00","og_image":[{"width":529,"height":529,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/","name":"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg","datePublished":"2021-08-20T08:19:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/col.jpeg","width":529,"height":529},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-c-maalik-muuse-coldoon-oo-mar-kale-xabsiga-ladhigay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Weriye C\/maalik Muuse Coldoon oo mar kale xabsiga ladhigay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161867"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161867"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161869,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161867\/revisions\/161869"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161868"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}