{"id":161870,"date":"2021-08-20T11:46:38","date_gmt":"2021-08-20T08:46:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161870"},"modified":"2021-08-20T11:47:15","modified_gmt":"2021-08-20T08:47:15","slug":"antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/","title":{"rendered":"Antonio Guterres oo &#8220;cadaab&#8221; ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray"},"content":{"rendered":"<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161871\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa mar kale ku baaqay in xabad-joojin deg deg ah laga dhaqan geliyo gobolka Tigreeda ee woqooyiga dalka Itoobiya, halkaasi oo ciidamada dowladda iyo fallaagada gooni-u-goosadka Tigreeda ay ku dagaallamayeen tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii hore.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Antonio Guterres ayaa xaaladda ka jirta gobolkaasi Tigreeda ku tilmaamay &#8220;cadaab&#8221;, wuxuuna sheegay in hay&#8217;adaha samafalku ay u baahan yihiin in shuruud la&#8217;aan loo ogolaado in ay gobolkaasi ka hawlgalaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Waxa uu cambaareeyay tacaddiyada dhanka galmada ah ee loo geysto dumarka gobolkaasi.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Guterres oo wariyeyaasha kula hadlayay magaalada New York, ayaa sheegay in awood milatari aan marnaba lagu xallin karin colaadda gobolkaasi ee ku fidday gobollada deriska ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Malaayiin qof ayaa colaadda dalkaasi ku barakacay, halka boqolaal kun oo kale ay wajahayaan macalluum.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Hadalka Guterres ayaa ku soo beegmayo maalmo uun kaddib markii hay&#8217;adda xaquuqul insaanka ee Amnesty International ay militariga dalka Itoobiya iyo xulafadooda ku eedeysay &#8220;kufsi aad u baahsan oo dumar loogu geystay gobolka Tigray.&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Amnesty International waxay sheegtay in ciidamada dowladda ay &#8220;arrintaasi ka dhigteen xeelad cusub oo ay u adeegsadaan dagaalka&#8221;.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Hay&#8217;addani ayaa sheegtay in tacaddiyadii ka dhacay waqooyiga dalkaasi sagaalkii bilood ee uu dagaalka ka socday ay la mid yihiin dambiyo dagaal.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Amnesty waxay sheegtay in ay heysto &#8220;caddeymo waaweyn&#8221; oo muujinaya in xad gudubyada galmada ay joogto ahaayeen tan iyo maalmihii ugu horreeyay ee uu dagaalka billowday.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Colaadda Itoobiya ayaa horraantii bishan yeelatay weji cusub kaddib markii ra&#8217;iisalwasaare Abiy Axmed uu ugu baaqay shacabka in ay ku biiraan militariga, si ay ula dagaallamaan xoogagga Tigreeda, waxa uu sidoo kale ciidamada Tigreeda ku eedeeyay in ay qoranayaan carruur askartooda ka mid noqonaya, in ay dumarka kufsadaan iyo in ay hor istaagaan gargaarka bani&#8217;aadannimo.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">PLF, oo dowladda ay u aqoonsatay tahay urur argagixiso ah, balse iyadu sheeganeyso in ay tahay dowladda rasmiga ah ee gobolka Tigreeda, ayaa dowladda dhexe ku eedeysa in ay adeegsaneyso &#8220;hadallo sun ah&#8221; oo ka dhan ah dadka gobolkaasi, ayna mas&#8217;uul ka tahay xayiraadda ka dhanka ah gargaarka bani&#8217;aadannimo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Sidoo kale, hoggaanka Jabhadaha TPLF iyo OLF-SHANE ayaa shaaca ka qaaday in ay ku heshiiyeen in is-baheysi mideysan ay sameystaan oo ay kula dagallamaan dowladda Abiy Axmed uu hoggaamiyo ee Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Hoggaamiyaha Ciidamada Jabhadda OLF, garabka Shane, Kumsaa Diribaa, oo wakaaladda wararka AP u warramay iyo hoggaanka TPLF, Debretsion Gebre-Michael oo u warramay wakaaladda wararka ee Ruters, waxay sheegeen in labadasi Jabhadood ay ku heshiiyeen inay mideeyaan dagaalka ay dowladda Itoobiya kula jiraan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Dowladda Itoobiya waxay marar badan sheegi jirtay in labadasi jabhadood ay yihiin kuwa halis ku ah nabadda iyo xasiloonida dalka, xiriina uu ka dhaxeeyo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Baarlamaanka Itoobiyana ayaa muddo bilo ka hor ah, labadaasi jabhadood u aqoonsaday in ay yihiin uruuro argagixiso.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr e57qer20\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-ph03xj e1cc2ql70\" dir=\"ltr\">Jabhadda OLF-Shane oo ka dagaallanto galbeedka iyo koonfurta deegaanka Oromiya, waxay dowladda Itoobiya ku eedeyneysay in ay ka dambeysay weerarrada isir beegsiga ah ee ka dhaca galbeedka dalkaas, waxaana heshiiska labadani dhinac ay ka dhigan tahay in colaadda dalkaasi ay yeelatay weji kale.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa mar kale ku baaqay in xabad-joojin deg deg ah laga dhaqan geliyo gobolka Tigreeda ee woqooyiga dalka Itoobiya, halkaasi oo ciidamada dowladda iyo fallaagada gooni-u-goosadka Tigreeda ay ku dagaallamayeen tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii hore. Antonio Guterres ayaa xaaladda ka jirta gobolkaasi Tigreeda ku tilmaamay &#8220;cadaab&#8221;, wuxuuna sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161871,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Antonio Guterres oo &quot;cadaab&quot; ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Antonio Guterres oo &quot;cadaab&quot; ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa mar kale ku baaqay in xabad-joojin deg deg ah laga dhaqan geliyo gobolka Tigreeda ee woqooyiga dalka Itoobiya, halkaasi oo ciidamada dowladda iyo fallaagada gooni-u-goosadka Tigreeda ay ku dagaallamayeen tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii hore. Antonio Guterres ayaa xaaladda ka jirta gobolkaasi Tigreeda ku tilmaamay &#8220;cadaab&#8221;, wuxuuna sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-20T08:46:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-20T08:47:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/\",\"name\":\"Antonio Guterres oo \\\"cadaab\\\" ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-20T08:46:38+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-20T08:47:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Antonio Guterres oo &#8220;cadaab&#8221; ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Antonio Guterres oo \"cadaab\" ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Antonio Guterres oo \"cadaab\" ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon","og_description":"Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa mar kale ku baaqay in xabad-joojin deg deg ah laga dhaqan geliyo gobolka Tigreeda ee woqooyiga dalka Itoobiya, halkaasi oo ciidamada dowladda iyo fallaagada gooni-u-goosadka Tigreeda ay ku dagaallamayeen tan iyo bishii Nofeembar ee sanadkii hore. Antonio Guterres ayaa xaaladda ka jirta gobolkaasi Tigreeda ku tilmaamay &#8220;cadaab&#8221;, wuxuuna sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-20T08:46:38+00:00","article_modified_time":"2021-08-20T08:47:15+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/","name":"Antonio Guterres oo \"cadaab\" ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg","datePublished":"2021-08-20T08:46:38+00:00","dateModified":"2021-08-20T08:47:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/guta.jpeg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/antonio-guterres-oo-cadaab-ku-tilmaantay-xaaladda-gobolka-tigray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Antonio Guterres oo &#8220;cadaab&#8221; ku tilmaamay xaaladda gobolka Tigray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161870"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161870"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161873,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161870\/revisions\/161873"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161871"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}