{"id":161879,"date":"2021-08-20T21:25:20","date_gmt":"2021-08-20T18:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161879"},"modified":"2021-08-20T21:25:20","modified_gmt":"2021-08-20T18:25:20","slug":"alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161880\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer-629x420.jpeg 629w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa.<\/p>\n<p>Cabdiraxman Dheere ayaa waayihiisii fanka ahaa fannaan aad caan uga ah bulshada fanka jecel dhexdeeda, wuxuuna codkiisa ku qaaday heeso badan oo hirgalay isla markaana wuxu ahaa mulaxan wayn iyo hal abuur riwaayadaha iyo heesaha curiya.<\/p>\n<p>Heesaha uu ku luuqeeyey kuwooda ugu caansan waxa kamid ah, Halkan aynu joogna ma jidkii siraadbaa, Suul-dhabbaale, Geesiga barbaarta, Allahayow dhib badana ninka tagay dhulkisii, Boqorkii haweenkay, Hargaysay iyo Umadyahay.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Dheere sidookale heesaha uu laxanka saaray ayaa waxa ugu caansan, Wisiisi oo ay ku luuqayso Aamina Cabdillahi Xirsi, Jidka siraad oo uu isagu qaado, Suul-Dhabbaale oo isaga iyo Sahra Axmed Jaamac wada qadaan, Geesiga barbaarta oo uu sagu qaado iyo Umadyahay oo uu sagu qaado.<\/p>\n<p>Cabdiraxman riwaayadaha uu ka qayb qaatay waxa kamid ah, Dab jacayl kari waa, Farxadi waa naxdin iyo riwaayad lagu magacaabi jiray Soomaaliya oo ahayd riwayad Waddani ah oo ay soo agaasintay dowladii Kacaanka.<\/p>\n<p>Fannaanka ayaa la sheegay in uu habeenkii xalay saxasho ugu geeriyooday magaalada Boorama, oo uu dagana 30 kii sano ee ugu danbeeyay. Fannaanka waxa u dhaxday Aamina Cabdillaahi Xirsi, oo ah fannaanad caan ah, waxana caruurtiisa ugu caansan Hodan Cabdiraxman Dheere oo ah fannaanad da&#8217;yar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/1dgCMBqED2I\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161881\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheere.jpeg\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheere.jpeg 480w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheere-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheere-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheere-265x198.jpeg 265w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah. Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161880,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161879","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah. Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-20T18:25:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/\",\"name\":\"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-20T18:25:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg\",\"width\":660,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon","og_description":"Waxa magaalada Boorama xalay ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere), oo ahaa Fannaan, mulaxan iyo hal-abuur aad loo jeclaa, oo ku luuqeeyay heeso badan oo caan ah. Cabdiraxmaan Dheere wuxu fankiisu soo caan baxay sanadihii todobataneeyadii wuxuuna muddo dheer ka tirsanaa kooxdii ciidamada millateriga dowladii Kacaanka ee Horseed faraceedi Jeneraal Da&#8217;uud ee magaalada Hargaysa. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-20T18:25:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":441,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/","name":"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg","datePublished":"2021-08-20T18:25:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/dheer.jpeg","width":660,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/alfanaan-cabdiraxman-dheere-oo-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Alfanaan Cabdiraxman Dheere oo geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161879"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161879"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161879\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161882,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161879\/revisions\/161882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161880"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161879"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161879"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161879"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}