{"id":161963,"date":"2021-08-23T11:34:34","date_gmt":"2021-08-23T08:34:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161963"},"modified":"2021-08-23T11:34:34","modified_gmt":"2021-08-23T08:34:34","slug":"daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Go&#8217;doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161897\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE-300x191.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr ahaa oo dhawaan la tagay Baledweyne ay ku jiraan xaalad go&#8217;doon ah.<\/p>\n<p>&#8220;Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin uu ka watay Muqdisho ayaa ku jira xaalad go&#8217;doon ah kadib markii ay isku hareereeyen ciidanka lanwareegay dhamaan xarumahii maamulka gobolka, waxaana suurtagal ah in laga soo masaafuriyo magaalada Baledweyne&#8221; ayuu yiri Xildhibaan Goodax Barre.<\/p>\n<p>Hadalka Xildhibaan Goodax Barre ayaa imaanaya iyadoo xalay qalalaaso xoogan ay ka dhaceen magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ku saabsan ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo la wareegay xarumaha maamulka gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Xaalada Baledweyne ayaa xalay aheyd mid aad u kacsan waxaana ilaa saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu dhex arkaayay boqolaal dad weyne ah oo isugu baxay banaanbaxyo looga soo horjeedo Hirshabeelle laguna taageerayo ciidamada la baxay Badbaado Hiiraan ee ka horyimid imaashaha Cali Guudlaawe ee lagu waday in maanta si xoog ah looga dajiyo magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EOlTUHYAO6M\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr ahaa oo dhawaan la tagay Baledweyne ay ku jiraan xaalad go&#8217;doon ah. &#8220;Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin uu ka watay Muqdisho ayaa ku jira xaalad go&#8217;doon ah kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Go&#039;doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Go&#039;doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr ahaa oo dhawaan la tagay Baledweyne ay ku jiraan xaalad go&#8217;doon ah. &#8220;Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin uu ka watay Muqdisho ayaa ku jira xaalad go&#8217;doon ah kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-23T08:34:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Go'doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-23T08:34:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg\",\"width\":660,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Go&#8217;doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Go'doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Go'doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo la hadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in masuuliyiin uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin dhowr ahaa oo dhawaan la tagay Baledweyne ay ku jiraan xaalad go&#8217;doon ah. &#8220;Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed iyo siyaasiyiin uu ka watay Muqdisho ayaa ku jira xaalad go&#8217;doon ah kadib [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-23T08:34:34+00:00","og_image":[{"width":660,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/","name":"DAAWO:-Go'doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","datePublished":"2021-08-23T08:34:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/BARE.jpeg","width":660,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-godoon-ayay-ku-jiraan-yuusuf-dabageed-iyo-siyaasiyiin-muqdisho-ka-raacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Go&#8217;doon ayay ku jiraan Yuusuf Dabageed iyo Siyaasiyiin Muqdisho Ka raacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161963"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161964,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161963\/revisions\/161964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161897"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}