{"id":161985,"date":"2021-08-23T20:08:35","date_gmt":"2021-08-23T17:08:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161985"},"modified":"2021-08-23T20:10:42","modified_gmt":"2021-08-23T17:10:42","slug":"daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161988\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1-300x168.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go\u2019aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay.<\/p>\n<p>Golaha midowga musharraxiinta waxay diideen hab-raaca doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waxayna ku tilmaameen inuu baalmarsan yahay heshiisyadii arrimaha doorashooyinka ee horay loo galay, kuwaas oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si xor iyo xalaal ah.<\/p>\n<p>Golaha musharraxiinta waxay ka digeen hab-raaca doorashada inuu horseedi doono colaad sokeeye iyo in beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka aamin baxaan natiijada doorashada.<\/p>\n<p>Waxay ku baaqeen in duubabka dhaqanka loo madax bannaaneeyo soo xulista ergooyinka doorashada aqalka hoose islamarkaana dowlad goboleedyadu ku ekaadaan fududaynta iyo amniga doorashada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ezRomgIti1M\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161986\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652993901596766.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"862\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652993901596766.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652993901596766-230x300.jpeg 230w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652993901596766-322x420.jpeg 322w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161987\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652994223337793.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"924\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652994223337793.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652994223337793-214x300.jpeg 214w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021823637652994223337793-300x420.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go\u2019aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay. Golaha midowga musharraxiinta waxay diideen hab-raaca doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waxayna ku tilmaameen inuu baalmarsan yahay heshiisyadii arrimaha doorashooyinka ee horay loo galay, kuwaas oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161988,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161985","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go\u2019aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay. Golaha midowga musharraxiinta waxay diideen hab-raaca doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waxayna ku tilmaameen inuu baalmarsan yahay heshiisyadii arrimaha doorashooyinka ee horay loo galay, kuwaas oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-23T17:08:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-23T17:10:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/\",\"name\":\"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-23T17:08:35+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-23T17:10:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon","og_description":"Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay maanta soo saareen waxay kagasoo horjeesteen go\u2019aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaranka ee doorashada looga hadlayay. Golaha midowga musharraxiinta waxay diideen hab-raaca doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waxayna ku tilmaameen inuu baalmarsan yahay heshiisyadii arrimaha doorashooyinka ee horay loo galay, kuwaas oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-23T17:08:35+00:00","article_modified_time":"2021-08-23T17:10:42+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/","name":"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg","datePublished":"2021-08-23T17:08:35+00:00","dateModified":"2021-08-23T17:10:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/hab-1.jpeg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-midowga-musharraxiinta-oo-diiday-hab-raaca-doorashada-aqalka-hoose\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Midowga musharraxiinta oo diiday hab-raaca doorashada aqalka hoose"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161985"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161985"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161985\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161991,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161985\/revisions\/161991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161988"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161985"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161985"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161985"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}