{"id":161990,"date":"2021-08-23T20:13:25","date_gmt":"2021-08-23T17:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161990"},"modified":"2021-08-23T20:15:43","modified_gmt":"2021-08-23T17:15:43","slug":"daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xasan Sheekh &#8220;Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashada Dadban ee dalka laga yareeyo culeyska oo la fududeeyo, lana caddeeyo qorshaheeda.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana shakiga laga bixiyo cidda soo xuleysa Ergooyinka.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Madaxweynihii hore ee dalka in doorashada dhowr jeer uu dib u dhac ku yimid, ayna doonayaan in dib u dhac kale imaan, lana caddeeyo qorshaheeda, maadaama ay dalka Soomaaliya ka jiraan duruufo amni.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlaayay ayuu Carabka ku dhuftay in wax aan la aqoon laga baarayo Xildhibaan afar sanno xil soo haayay iyo Ergooyinka soo dooranaya Xildhibaanada, loona baahan yahay in wax laga baarayo Ergada la ogyahay, \u201cYaan lasoo dhaweyn midkii dembiile ah oo horey Maxkamad u xuntay oo la ogyahay dhibaatada uu geystay\u201d.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in doorasho la boobo ama lagu shubto, wuxuuna xusay in haddii doorashada xumaato ay ka dhalan karto xaalad halis ah, isagoo tusaale u soo qaatay dhibaatooyin ka jira dalal.<\/p>\n<p>Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa kasoo horjeestay habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wv3pPyrgnzs\" width=\"802\" height=\"451\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashada Dadban ee dalka laga yareeyo culeyska oo la fududeeyo, lana caddeeyo qorshaheeda. Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana shakiga laga bixiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161992,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161990","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xasan Sheekh &quot;Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xasan Sheekh &quot;Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashada Dadban ee dalka laga yareeyo culeyska oo la fududeeyo, lana caddeeyo qorshaheeda. Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana shakiga laga bixiyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-23T17:13:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-23T17:15:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh \\\"Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-23T17:13:25+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-23T17:15:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xasan Sheekh &#8220;Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xasan Sheekh \"Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xasan Sheekh \"Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in loo baahan yahay in doorashada Dadban ee dalka laga yareeyo culeyska oo la fududeeyo, lana caddeeyo qorshaheeda. Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in muhiim ay tahay in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaanada Golaha Shacabka, isla markaana shakiga laga bixiyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-23T17:13:25+00:00","article_modified_time":"2021-08-23T17:15:43+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/","name":"DAAWO:-Xasan Sheekh \"Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg","datePublished":"2021-08-23T17:13:25+00:00","dateModified":"2021-08-23T17:15:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/Xasan-1200x675-1.jpeg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasan-sheekh-shalay-wixii-aan-diidnay-maantana-waan-diideynaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xasan Sheekh &#8220;Shalay wixii aan diidnay maantana waan diideynaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161990"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161990"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161990\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161995,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161990\/revisions\/161995"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161992"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161990"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161990"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161990"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}