{"id":161994,"date":"2021-08-24T10:46:39","date_gmt":"2021-08-24T07:46:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161994"},"modified":"2021-08-24T10:46:39","modified_gmt":"2021-08-24T07:46:39","slug":"dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161996\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"398\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara-300x181.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug.<\/p>\n<p>Weerarka qaraxa kadib ayaa ayaa la sheegay inuu Al-shabaab iyo ciidamada dowlada dhexmaray dagaal aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Mikitariga Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay iney khasaare xoogan gaarsiyeen dagaalamayaashii soo weerar ee Al-shabaab, islamarkaana ay soo bandhigi doonaan hub iyo gaadiid dagaal ay kaga qabsadeen dagaalka saakay.<\/p>\n<p>Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa dhankooda guulo ka sheegtay weerarka ay saakay waaberigii ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, islamar ahaantaana ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka iyo waliba hub iyo gaadiid dagaal, sida ay ku shaaciyeen baraha ay ku leeyihiin Internetka.<\/p>\n<p>Degaanka Cammaara ee Gobolka Mudug ayaa waxaa uu kamid yahay Goobaha Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay dhawaan dagaalada kula wareegeen.<\/p>\n<p>Majirto marka laga soo tago sheegashada guulaha labada dhinac ay kala sheegteen warar madax banaan oo xaqiijin kara xaalada dhabta ah ee deegaanka Camaara ay ku sugan tahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Weerarka qaraxa kadib ayaa ayaa la sheegay inuu Al-shabaab iyo ciidamada dowlada dhexmaray dagaal aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161994","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Weerarka qaraxa kadib ayaa ayaa la sheegay inuu Al-shabaab iyo ciidamada dowlada dhexmaray dagaal aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-24T07:46:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-24T07:46:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg\",\"width\":660,\"height\":398},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen dagaalamayaasha Al-shabaab Saldhiga ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Weerarka qaraxa kadib ayaa ayaa la sheegay inuu Al-shabaab iyo ciidamada dowlada dhexmaray dagaal aad u xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-24T07:46:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":398,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/","name":"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg","datePublished":"2021-08-24T07:46:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/camaara.jpeg","width":660,"height":398},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-dhacay-deegaanka-camaara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Camaara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161994"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161994"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161994\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":161997,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161994\/revisions\/161997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161996"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161994"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161994"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161994"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}