{"id":161998,"date":"2021-08-24T10:49:19","date_gmt":"2021-08-24T07:49:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=161998"},"modified":"2021-08-24T10:49:19","modified_gmt":"2021-08-24T07:49:19","slug":"ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/","title":{"rendered":"&#8220;Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-161999\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"389\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno-300x177.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxammed Diiriye (Toorno), ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha loo jeedinayo, macalimiinta Shabakada Abaarso, waxaanu sheegay in caddayn laga rabo cidii tidhi diin kale ayaa lagu dhigaa dugsiyada Abaarso.<\/p>\n<p>&#8220;Diinta, dalka iyo dad nimada midna iib ma galo, isku riix riix iyo isku ceebayna ma galo, isagay u taala ninkii mucaarad nimo iyo hebel ku xumee u isticmaalaya, ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhigaa isaga ayaa caddayn teedi laga rabaa&#8221; ayuu yidhi wasiir Toorno.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa wax lala yaabo ku tilmamay eedeeynta isdaba jooga ah ee uu Cabdimalik Muuse Coldoon sanadihii u danbeeyay u jeedinayay dugsiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo, wuxuna sheegay in dugsiyada Somaliland aan lagu dhigan diin aan ka ahayn ta Islaanka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan doonayaa in aan halkan bulshada uga caddeeyo dugsiyadeenu in ay yihiin meelo diinta Islaanka lagu barto, ee anay ahayn meelo diin kale lagu barto, waxa cajiiba inan kaliya ayaa 10 kii sano ee ugu danbeeyay dugsi qudha dusha ka saarnaa&#8221; ayuu yidhi wasiir Toorno.<\/p>\n<p>Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa marar kala duwan Shabakada Abaarso ku eedeeyay in maamulkoodu diinta Masiixiga ku dhex faafinayo ardayda wax ka barata dugsiga iyo jaamacadda shabakadu leedahay, taasi oo bulshadu ay ku kala qaybsantay xaqiiqnimada sheegashada Coldoon.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Ctt77irs57M\" width=\"709\" height=\"399\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxammed Diiriye (Toorno), ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha loo jeedinayo, macalimiinta Shabakada Abaarso, waxaanu sheegay in caddayn laga rabo cidii tidhi diin kale ayaa lagu dhigaa dugsiyada Abaarso. &#8220;Diinta, dalka iyo dad nimada midna iib ma galo, isku riix riix iyo isku ceebayna ma galo, isagay u taala ninkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":161999,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-161998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>&quot;Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"&quot;Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxammed Diiriye (Toorno), ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha loo jeedinayo, macalimiinta Shabakada Abaarso, waxaanu sheegay in caddayn laga rabo cidii tidhi diin kale ayaa lagu dhigaa dugsiyada Abaarso. &#8220;Diinta, dalka iyo dad nimada midna iib ma galo, isku riix riix iyo isku ceebayna ma galo, isagay u taala ninkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-24T07:49:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"389\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/\",\"name\":\"\\\"Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-24T07:49:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg\",\"width\":660,\"height\":389},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"&#8220;Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"\"Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"\"Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka waxbarashada Somaliland Axmed Maxammed Diiriye (Toorno), ayaa waxba kama jiraan ku tilmamay eedaha loo jeedinayo, macalimiinta Shabakada Abaarso, waxaanu sheegay in caddayn laga rabo cidii tidhi diin kale ayaa lagu dhigaa dugsiyada Abaarso. &#8220;Diinta, dalka iyo dad nimada midna iib ma galo, isku riix riix iyo isku ceebayna ma galo, isagay u taala ninkii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-24T07:49:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":389,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/","name":"\"Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg","datePublished":"2021-08-24T07:49:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/toorno.jpeg","width":660,"height":389},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-leh-diin-kale-ayaa-somaliland-lagu-dhiga-caddayn-teedi-ayaa-laga-rabaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"&#8220;Ninka leh diin kale ayaa Somaliland lagu dhiga caddayn teedi ayaa laga rabaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161998"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=161998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162000,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/161998\/revisions\/162000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/161999"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=161998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=161998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=161998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}