{"id":162015,"date":"2021-08-25T10:04:35","date_gmt":"2021-08-25T07:04:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162015"},"modified":"2021-08-25T10:04:35","modified_gmt":"2021-08-25T07:04:35","slug":"hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/","title":{"rendered":"Hanti-dhawrka guud ee Puntland  oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri), Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaas ayaa shaqo joojin lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku shaaciyay inuu shaqada ka joojiyay Agaasime Maxamed Farmayeeri, Agaasime Mahad Colaad Maxamed iyo laba xubnood kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hanti-dhawrka guud ee Puntland Cabdirisaaq Cumar Faarax ayaa sheegay in baaris ku socoto Wasaaradda Waxbarashada Puntland, isla markaana natiijada hordhaca ah ay muujinayso in ay jirto lunsasho hanti dadweyne.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdirisaaq Cumar ayaa tilmaamay in xafiiska Hanti-dhawrka uu hay\u2019addaha Maamulka la wareegi doono Warbixinta la xiriirta natiijada baarista ku socota Wasaaradda Waxbarashada Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Hanti-dhawrka ayaa shaqada ka joojiyay mas\u2019uuliyiin ka tirsan wasaaradda Qorshaynta Puntland oo ay ku jiraan Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Axmed Shire Faarax, Agaasimaha Waaxda Deeqaha Maxamed Cali Ciise iyo Cabdirisaaq Axmed Muuse.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162016\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/War-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1018\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/War-2.jpeg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/War-2-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/War-2-696x984.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/War-2-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri), Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaas ayaa shaqo joojin lagu sameeyay. Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku shaaciyay inuu shaqada ka joojiyay Agaasime Maxamed Farmayeeri, Agaasime Mahad Colaad Maxamed iyo laba xubnood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162017,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri), Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaas ayaa shaqo joojin lagu sameeyay. Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku shaaciyay inuu shaqada ka joojiyay Agaasime Maxamed Farmayeeri, Agaasime Mahad Colaad Maxamed iyo laba xubnood [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-25T07:04:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/\",\"name\":\"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-25T07:04:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon","og_description":"Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamed Cali Faarax (Farmayeeri), Agaasimaha waaxda maamulka iyo maaliyada Wasaaradda iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan wasaaraddaas ayaa shaqo joojin lagu sameeyay. Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku shaaciyay inuu shaqada ka joojiyay Agaasime Maxamed Farmayeeri, Agaasime Mahad Colaad Maxamed iyo laba xubnood [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-25T07:04:35+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/","name":"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","datePublished":"2021-08-25T07:04:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/breaking-news-blog-1138x658-1-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-puntland-oo-shaqo-joojin-kusameyay-2-agaasime\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo shaqo joojin kusameyay 2 Agaasime"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162015"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162018,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162015\/revisions\/162018"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162017"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}