{"id":162084,"date":"2021-08-27T13:02:33","date_gmt":"2021-08-27T10:02:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162084"},"modified":"2021-08-27T16:15:44","modified_gmt":"2021-08-27T13:15:44","slug":"wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162085\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"417\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167-300x190.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa ku eedeeyay hanti-dhowrka Puntland inuu ka degdeg ka muuqdo warbixin ay dhawaan soo saareen oo ay shaqada kaga joojiyeen masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare.<\/p>\n<p>Wasiirka wuxuu sheegay baarista hanti-dhowrku in aanu marin nidaamkii looga baahnaa, isagoo nasiib darro ku tilmaamay in baraha bulshada lagu faafiyay baaristii oo socota oo aan loo gudbin hay\u2019addihii ku shaqada lahaaa.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in arintaan ay saamayn ku yeelan karto taageerada lasiiyo waxbarashada Puntland iyo sumcadda wasaaradda waxbarashada oo kamid ah wasaaraddaha ku tiirsan taageerada hay\u2019addaha deeq bixiyaasha.<\/p>\n<p>\u201c20 sano ayaan soo dhisaynay waxbarashada Puntland, ma doonayno inuu dhaawac soo gaaro. Dowladda lafteeda waxaa laga rabaa in ay ilaaliso anshaxa baarista iyo nidaamka dowladnimada,&#8221; ayuu yiri wasiirka waxbarashada.<\/p>\n<p>Dhawaan ayay ahayd markii hanti dhowrka guud ee Puntland uu shaqada ka joojiyay agaasimaha waxbarashada Puntland, Maxamed Cali Faarax iyo saddex masuul oo kale, oo loo haysto musuq maasuq iyo wax isdaba marin.<\/p>\n<p>Hanti dhowrku wuxuu sidoo kale xiray 13 akoon oo wasaaraddu ku lahayd bangiyada gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=317&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F679605069045463%2Fvideos%2F243902207629211%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"317\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa ku eedeeyay hanti-dhowrka Puntland inuu ka degdeg ka muuqdo warbixin ay dhawaan soo saareen oo ay shaqada kaga joojiyeen masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare. Wasiirka wuxuu sheegay baarista hanti-dhowrku in aanu marin nidaamkii looga baahnaa, isagoo nasiib darro ku tilmaamay in baraha bulshada lagu faafiyay baaristii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162085,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162084","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa ku eedeeyay hanti-dhowrka Puntland inuu ka degdeg ka muuqdo warbixin ay dhawaan soo saareen oo ay shaqada kaga joojiyeen masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare. Wasiirka wuxuu sheegay baarista hanti-dhowrku in aanu marin nidaamkii looga baahnaa, isagoo nasiib darro ku tilmaamay in baraha bulshada lagu faafiyay baaristii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-27T10:02:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-08-27T13:15:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"417\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-27T10:02:33+00:00\",\"dateModified\":\"2021-08-27T13:15:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg\",\"width\":660,\"height\":417},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon","og_description":"Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa ku eedeeyay hanti-dhowrka Puntland inuu ka degdeg ka muuqdo warbixin ay dhawaan soo saareen oo ay shaqada kaga joojiyeen masuuliyiin katirsan wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare. Wasiirka wuxuu sheegay baarista hanti-dhowrku in aanu marin nidaamkii looga baahnaa, isagoo nasiib darro ku tilmaamay in baraha bulshada lagu faafiyay baaristii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-27T10:02:33+00:00","article_modified_time":"2021-08-27T13:15:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":417,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/","name":"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg","datePublished":"2021-08-27T10:02:33+00:00","dateModified":"2021-08-27T13:15:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/2021827637656329238825167.jpeg","width":660,"height":417},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-wax-barashada-puntland-oo-diiday-in-labaaro-wasaaradiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiirka wax barashada puntland oo diiday in labaaro wasaaradiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162084"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162084"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162084\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162095,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162084\/revisions\/162095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162084"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162084"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162084"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}