{"id":162087,"date":"2021-08-27T13:05:59","date_gmt":"2021-08-27T10:05:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162087"},"modified":"2021-08-27T13:05:59","modified_gmt":"2021-08-27T10:05:59","slug":"daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/","title":{"rendered":"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162072\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857.jpg\" alt=\"\" width=\"962\" height=\"699\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857.jpg 962w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857-300x218.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857-768x558.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857-324x235.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857-696x506.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47131843-9928471-image-a-198_1629988215857-578x420.jpg 578w\" sizes=\"(max-width: 962px) 100vw, 962px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda Dowlada Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Kabul.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 13 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen saraakiisha Afghanistan iyo Mareykanka.<\/p>\n<p>Bayaan ay soo saartay kooxda Daacish ayey ku sheegtay in weeraradaas ay \u00a0kaga aargudaneysay Maraykanka oo wiiqay awoodii ay kooxdaas ku laheyd dalalka Ciraaq, Siiriya iyo meelo.<\/p>\n<p>Muuqaal Video oo kooxdu soo dhigtay baraha inernetka ayaa waxaa ka soo dhex muuqday nin wejiga soo duubtay oo haysta qori nooca Kalashnikov ah isagoo hor taagan calanka ISIS kaasoo sheegaya in kooxdiisu fulisay weeraradaas.<\/p>\n<p>Wakaalada Daacish u qaabilsan Amaq ayaa ninka weerarka geystay magaciisa ku sheegtay Abd Al-rahman Al-Lughari.<\/p>\n<p>Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in 12 ka mid ah ciidamada badda iyo hal qof oo ka tirsanaa shaqaalaha caafimaadka ee ciidamada badda ay ka mid yihiin dadka dhintay.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegeen in 12 kale oo ka tirsan ciidanka Mareykanka ay dhaawacmeen, iyagoo sheegay in tiradu intaas ka badnaan karto.<\/p>\n<p>Sidoo kale in ka badan 140 qof oo reer Afghanistan ah ayaa dhaawacmay, sida uu sheegay sarkaal Afganistan ah.<\/p>\n<p>Garabka ISIS ee Afghanistan ayaa aad uga xagjirsan Taliban, oo dhawaan la wareegay gacan ku haynta Afghanistan.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay Taliban ayaa cambaareeyay qaraxyadan, isagoo sheegay in goobta ay wax ka dhaceen ay tahay meel ay maamulaan militariga Mareykanka.<\/p>\n<p>\u201cXukunka Islaamiga ah waxa uu si adag u cambaareynayaa qaraxyada lagu beegsaday dadka shacabka ah ee ku sugnaa garoonka diyaaradaha Kabul,\u201d ayuu Twitter-ka ku yiri Zabihullah Mujahid.<\/p>\n<p>Saraakiisha reer Galbeedka ee ku sugan Kabul ayaa hore uga digay weerar culus, iyagoo dadka ku boorriyay inaysan imaan agagaarka garoonka dayuuradaha, laakiin talooyinkaasi dhag-jalaq uma siin dadka reer Afghanistan oo aad u doonayey inay dalka ka baxaan dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Dowlada Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Kabul. Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 13 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162074,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162087","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Dowlada Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Kabul. Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 13 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-27T10:05:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"962\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"641\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/\",\"name\":\"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg\",\"datePublished\":\"2021-08-27T10:05:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg\",\"width\":962,\"height\":641},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon","og_description":"Kooxda Dowlada Islaamka ee Daacish ayaa sheegatay masuuliyada qaraxyadii lagu hoobtay ee shalay ka dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha Kabul. Ugu yaraan 60 qof oo shacab ah iyo 13 askari oo Mareykan ah ayaa la dilay, kadib markiii laba qarax oo is-miidaamin ah lagu soo weeraray garoonka diyaaradaha Hamid Karzai ee magaalada Kabul, sida ay sheegeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-27T10:05:59+00:00","og_image":[{"width":962,"height":641,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/","name":"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg","datePublished":"2021-08-27T10:05:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/47136025-9928133-image-a-90_1629992967353.jpg","width":962,"height":641},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daacish-oo-sheegatay-weerarkii-kabul-ee-dadka-badan-kudhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daacish oo sheegatay weerarkii Kabul ee dadka badan kudhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162087"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162087"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162087\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162088,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162087\/revisions\/162088"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162074"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162087"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162087"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162087"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}