{"id":162190,"date":"2021-08-29T15:13:40","date_gmt":"2021-08-29T12:13:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162190"},"modified":"2021-08-29T15:13:40","modified_gmt":"2021-08-29T12:13:40","slug":"daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162191\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Taliyahii hore ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si faahfaahsan uga hadlay baajinta xiisadii magaalada Baledweyne ka taagneyd iyo heshiis hordhac ah oo laga gaaray arintaasi.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe oo wareysi siiyay Talefashinka Universal ayaa sheegay in wadahadalo iyo dadaalo dheeraad ah oo la sameeyay lagu baajiyay dhiig k daadan lahaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Waxuu sidoo kale sheegay Sanbaloolshe in ujeedada ay Baledweyne u tageen isaga iyo tiro dhowr ah oo siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaankaasi ay aheyd sidii madaxweynaha Hirshabeele Cali Guudlaawe ay u geyn lahayeen magaalada Baledweyne, balse arintaasi ay meesha ka saartay is hortaagii ay ciidamo gadoodsan ku qabsadeen xaruntii maamulka gobolka iyo xerada lamagalaay.<\/p>\n<p>&#8220;Wada-hadalka waxaa lagu baajiyay in dhiig lagu daadiyo Baledweyne, Ugaaska iyo Odayaasha dhaqanka ayaa guul weyn ka gaaray in la xaliyo xiisadda, arrinta Hirshabeele waa gooni balse marka ugu horeysa waa in dadka reer Baledweyne xaliyaan dareenka ka dhex jira\u201d ayuu yiri Cabdullaahi Sanbaloolshe oo haatan ku sugan gudaha magaalada Baledweyne.<\/p>\n<p>Hadalka Sanbaloolshe ayaa imaanaya xili shalay Ugaaska Beesha Xawaadle iyo odayaasha dhaqanka ay xal ka gaareen xiisad culus oo ka taagneyd Baledweyne taaso keentay safar la qorsheenaayay in Madaxweynaha Hirshabeele si qasab ah looga dajiyo Baledweyne.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/o9GTQI9Opkc\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyahii hore ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si faahfaahsan uga hadlay baajinta xiisadii magaalada Baledweyne ka taagneyd iyo heshiis hordhac ah oo laga gaaray arintaasi. Sanbaloolshe oo wareysi siiyay Talefashinka Universal ayaa sheegay in wadahadalo iyo dadaalo dheeraad ah oo la sameeyay lagu baajiyay dhiig k daadan lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162191,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162190","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyahii hore ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si faahfaahsan uga hadlay baajinta xiisadii magaalada Baledweyne ka taagneyd iyo heshiis hordhac ah oo laga gaaray arintaasi. Sanbaloolshe oo wareysi siiyay Talefashinka Universal ayaa sheegay in wadahadalo iyo dadaalo dheeraad ah oo la sameeyay lagu baajiyay dhiig k daadan lahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-29T12:13:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/\",\"name\":\"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-29T12:13:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon","og_description":"Taliyahii hore ee hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa si faahfaahsan uga hadlay baajinta xiisadii magaalada Baledweyne ka taagneyd iyo heshiis hordhac ah oo laga gaaray arintaasi. Sanbaloolshe oo wareysi siiyay Talefashinka Universal ayaa sheegay in wadahadalo iyo dadaalo dheeraad ah oo la sameeyay lagu baajiyay dhiig k daadan lahaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-29T12:13:40+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/","name":"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg","datePublished":"2021-08-29T12:13:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/WhatsApp-Image-2020-09-08-at-20.43.14.jpeg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sanbaloolshe-ugaaska-ayaa-badbaadiyay-dhiig-kudaadan-lahaa-beledwayne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Sanbaloolshe ugaaska ayaa badbaadiyay dhiig kudaadan lahaa Beledwayne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162190"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162190"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162190\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162192,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162190\/revisions\/162192"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162191"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162190"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162190"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162190"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}