{"id":162205,"date":"2021-08-29T22:51:39","date_gmt":"2021-08-29T19:51:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162205"},"modified":"2021-08-29T22:51:39","modified_gmt":"2021-08-29T19:51:39","slug":"daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png\" alt=\"\" width=\"1398\" height=\"952\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png 1398w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--300x204.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--1024x697.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--768x523.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--696x474.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--1068x727.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu--617x420.png 617w\" sizes=\"(max-width: 1398px) 100vw, 1398px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) oo u warramay wariyeyaasha ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka, isaga oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Gedo ee koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Macalimuu oo ka hadlayey arrimaha soo kordhay, gaar ahaan mas\u2019uuliyiinta Jubbaland ee loo diiday Garbahaarey ayaa ka digay in markale dib loo soo celiyo khilaafaadka gobolkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Gedo maamul ahaan ay hoostagto Jubbaland, isla-markaana loo baahan yahay in lagu shaqeeyo qodobadii ay isku raaceen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo sidoo kale madaxda maamul goboleedyada.<\/p>\n<p>\u201cGobolkaan waxa uu hoostagaa DG Jubbaland, nin diidan &amp; nin ogolaadaba waxaa madaxweyne u ah Axmed Maxamed Islaam, haddii sharciyadda lagu dhaqmi waayo meel xun ayay arrintu tageysaa, waa in lagu shaqaayaa sharcigii ay isku raaceen Ra\u2019iisul Wasaaraha qaranka &amp; Madaxda Dowlad-Goboleedyada\u201d ayuu yiri Cismaan Macallimuu.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu shaaca ka qaaday in horumarka gobolkan uu saameyn ku yeeshaan khilaafka soo noq-noqday, isaga oo tilmaamay inay shaqeyn waayeen mashaariicdii loogu-talagalay in lagu hormariyo deegaanka, sidoo kalena lagu caawiyo dadka dan-yarta ah.<\/p>\n<p>\u201cMarbaa rag aan aniga ku jiray la leexiyay oo lanagu leexiyay si sharci darro ah, halka sanno aan ka shaqeynayay wax mashaariic ah Gobolka ma helin, Gobolkaan dib ayuu mar u dhacay laakiin hadda alle ayaa ka saaray\u201d ayuu yiri sii raaciyey Mr. Macalimuu.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo guddoomiyaha gobolka Gedo, Axmed Buulle uu ku dhowaaqay in Jubbaland ay dhacday, maamul cusubna ay ka dhisayaan Garbahaarey, isaga oo intaas ku daray inuu dhammaaday muddo xileedkii 2-da sano ahaa ee Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Si kastaba khilaafka weli ka jiro Gedo ayaa ka mid ahaa arrimaha sida weyn la\u2019isugu qabtay ee saameeyey doorashooyinka Soomaaliya oo dib uga dhacay waqtigii loo asteeyey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FJLTVOFFICIAL%2Fvideos%2F186201820181771%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) oo u warramay wariyeyaasha ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka, isaga oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Macalimuu oo ka hadlayey arrimaha soo kordhay, gaar ahaan mas\u2019uuliyiinta Jubbaland ee loo diiday Garbahaarey ayaa ka digay in markale dib loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162206,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) oo u warramay wariyeyaasha ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka, isaga oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Macalimuu oo ka hadlayey arrimaha soo kordhay, gaar ahaan mas\u2019uuliyiinta Jubbaland ee loo diiday Garbahaarey ayaa ka digay in markale dib loo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-29T19:51:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1398\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png\",\"datePublished\":\"2021-08-29T19:51:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png\",\"width\":1398,\"height\":952},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii hore ee maamulka gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji (Macalimuu) oo u warramay wariyeyaasha ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka, isaga oo digniin culus ka soo saaray xaaladda Gedo ee koonfurta Soomaaliya. Macalimuu oo ka hadlayey arrimaha soo kordhay, gaar ahaan mas\u2019uuliyiinta Jubbaland ee loo diiday Garbahaarey ayaa ka digay in markale dib loo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-29T19:51:39+00:00","og_image":[{"width":1398,"height":952,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/","name":"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png","datePublished":"2021-08-29T19:51:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/macalimuu-.png","width":1398,"height":952},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalimuu-oo-ka-hadlay-dhaq-dhaqaaqyada-ka-socda-gobolka-gedo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Macalimuu oo ka hadlay dhaq-dhaqaaqyada ka socda gobolka Gedo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162205"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162207,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162205\/revisions\/162207"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162206"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}