{"id":162239,"date":"2021-08-31T20:02:03","date_gmt":"2021-08-31T17:02:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162239"},"modified":"2021-08-31T20:02:03","modified_gmt":"2021-08-31T17:02:03","slug":"daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162240\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"409\" height=\"697\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg 409w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1-176x300.jpeg 176w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1-246x420.jpeg 246w\" sizes=\"(max-width: 409px) 100vw, 409px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa shalay albaabada isugu dhufatay xarun dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo dood badan ka dhex dhalisay baraha Bulshada.<\/p>\n<p>Ciidamo ka socda booliska ayaa xoog ku galay xaruntaas oo ku taalay agagaarka Isgoyska Dabka ee Muqdisho, waxayna amar ku bixiyeen in xarunta la xiro.<\/p>\n<p>Xiritaanka xarunta ayaa timid kadib markii baraha bulshada lagu faafiyey muuqaal muujinayo shaqada xarunta ay qabato oo ah qallimo dadka jirkooda wax looga badalayo, sida dumarka faruuryaha loo weyneynayo iyo qeybaha kale ee jirka.<\/p>\n<p>Xarunta la xiray ayaa lagu eedeeyey inay magaalada kusoo kordhisay waxyaabo ka baxsan Diinta Islaamka, Dhaqanka Soomaalida isla markaasna halis ku ah caafimaadka, iyadoo la sheegay in kiimikada dadka lagu durayo ay dhibaato ku tahay bini\u2019aadamka.<\/p>\n<p>Dhawaan ayey aheyd markii xafiiska Maxamed Xuseen Rooble uu sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan ogolaan doonin in dumarka Soomaaliyeed lagu sameeyo qalliino aysan ogayn natiijadooda waxay noqon karto.<\/p>\n<p>Laamaha Amniga ayaa lagu wargeliyey inay gacanta kusoo dhigaan milkiilaha xarunta isla markaasna la horkeeno cadaaladda, inkastoo aan weli la ogeyn in la xiray milkiilaha xarunta oo ku sugan Muqdisho.<br \/>\nMaalmihii ugu dambeeyey waxaa baraha bulshada, gaar ahaan kuwa Soomaalida qabsaday muuqaalada gabdho ku faanayo in faruuryaha loo weynayey iyo qeybaha dambe taasoo ay shari ahaanteeda dood ka dhex dhalisay bulshada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/b3RPKHZlYgI\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa shalay albaabada isugu dhufatay xarun dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo dood badan ka dhex dhalisay baraha Bulshada. Ciidamo ka socda booliska ayaa xoog ku galay xaruntaas oo ku taalay agagaarka Isgoyska Dabka ee Muqdisho, waxayna amar ku bixiyeen in xarunta la xiro. Xiritaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa shalay albaabada isugu dhufatay xarun dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo dood badan ka dhex dhalisay baraha Bulshada. Ciidamo ka socda booliska ayaa xoog ku galay xaruntaas oo ku taalay agagaarka Isgoyska Dabka ee Muqdisho, waxayna amar ku bixiyeen in xarunta la xiro. Xiritaanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-08-31T17:02:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"409\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-08-31T17:02:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg\",\"width\":409,\"height\":697},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa shalay albaabada isugu dhufatay xarun dadka jirkooda lagu qurxiyo oo dhawaan laga furay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo dood badan ka dhex dhalisay baraha Bulshada. Ciidamo ka socda booliska ayaa xoog ku galay xaruntaas oo ku taalay agagaarka Isgoyska Dabka ee Muqdisho, waxayna amar ku bixiyeen in xarunta la xiro. Xiritaanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-08-31T17:02:03+00:00","og_image":[{"width":409,"height":697,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/","name":"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg","datePublished":"2021-08-31T17:02:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/240721267_379345480490818_1135947881843241681_n-1.jpeg","width":409,"height":697},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xaruntii-lagu-waynaynayay-faruuryaha-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xaruntii lagu waynaynayay Faruuryaha oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162239"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162241,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162239\/revisions\/162241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162240"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}