{"id":162270,"date":"2021-09-01T20:14:11","date_gmt":"2021-09-01T17:14:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162270"},"modified":"2021-09-01T20:14:11","modified_gmt":"2021-09-01T17:14:11","slug":"hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/","title":{"rendered":"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162273\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-1024x682.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-1536x1023.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-1068x711.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrinta la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta soo saaray amar joojin, xili hore looga laabtay.<\/p>\n<p>Qoraal laba bog ahaa oo kasoo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sida ay u wajahday Wasaaradda Warfaafinta bixinta dhulkaas aysan marnaba waafaqsaneyn nidaamka dowliga ah, shuruucda dalka iyo wareegtooyinka hay\u2019adaha dowladda.<\/p>\n<p>\u201cXafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka (XHGQ) waxaa uu mas\u2019uul ka yahay ilaalinta hantida ummadda iyo u hoggaansanaanta sharciga si loo xaqiijiyo in hay\u2019adaha Dowladda ay hantida ummadda u maamulaan sida ugu wanaagsan, ugu beekhaansan uguna waxtarka fiican,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa soo bandhigay 5 qoddob oo Wasaaradda Warfaafinta ka dul booday markii la bixinayay qeyb kamid ah dhulka Tiyaatarka, islamarkaana ay ka hor imaaneyso wareegtada lagu bixiyey dhulkaas,\u00a0<strong>kuwaasi oo kala ah;<\/strong><\/p>\n<ol>\n<li>Qoddobka 43aad (2) ee Dastuurka Ku-meel-gaarka (KMG) JFS<\/li>\n<li>Qoddobka 50aad (1) Xarfaha (b &amp; t) ee Sharciga Maareynta Maaliyadda Guud (Sharci LR.17, ee 25\/12\/2019)<\/li>\n<li>Amar Madaxweyne oo ku taariikheysan \u201c19 Janaayo 2018\u201d, taas oo lagu caddeeyey in ay sharci darro \u201chibeynta, bixinta iyo wareejinta dhulka Dawladda\u2019<\/li>\n<li>Qoddobada 2aad iyo 3aad ee Xeer Ra\u2019iisal Wasaare (Xeer Lr.047 ee 06\/12\/2018), kaas oo ku saabsan \u201cHeshiisyada Dawladda Federaalka la galeyso Shirkado ama Hay\u2019ado<\/li>\n<li>Qodobka 1aad ee warqada Hantidhawraha Guud ee 20\/10\/2020 oo lagu sheegay in hay\u2019adah Dowladda heshiisyada ay galaan ka soo diiwan geliyaan Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka<\/li>\n<\/ol>\n<p>\u201cWasaaradda Warfaafinta ayaa si cad ugu xad-gudubtay nidaamka dowliga ah iyo shuruucda dalka, maadama Wasiirka Wasaaradda uu maamulka hantida Wasaaradda u maray sifo aan sharciga waafaqsaneyn, sidoo kalana wax dan\/faa\u2019iido aysan ugu jirin guud ahaan shacabka iyo bahda fanka Soomaaliyeed ee laf dhabar u ah Qarankeena.\u201d<\/p>\n<p>Xafiiska Hantidhawrka Guud ayaa faray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta inuu si deg-deg ah uu gebi ahaanba u joojiyo arrinka bixinta dhulka Tiyaatarka Qaranka, uuna Wasiirku muddo 72 saacadood gudahood oo maanta ka bilaabanaysa uu soo saaro qoraal rasmi ah oo lagu joojinayo bixinta dhulkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale Xafiiska ayaa ka dalbaday Wasiir Dubbe in uu si maangal ah oo mas\u2019uuliyad ku jirto u maamulo dhulka danta guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo in arrimaha maamulka hantida wasaaradda aan looga faa\u2019iideysan dano gaar ah ama shaqsiyadeed, uuna joojiyo tallaabooyinka dhibaataynaya bahda fanka iyo dhaqanka guud ahaan.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntiina waxa uu Xafiiska Hantidhawrka meel adag iska taagay bixinta dhulka danta guud ee loo marayo sifo sharciga waafaqsaneyn, ayadoona hay\u2019addaha iyo mas\u2019uuliyiinta dowladda looga digay in hantida umadda u maamulaan si gaar ah, kana faa\u2019iideystaan xilliyada kala guurka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162272\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1.jpeg\" alt=\"\" width=\"552\" height=\"911\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1.jpeg 552w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-182x300.jpeg 182w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-254x420.jpeg 254w\" sizes=\"(max-width: 552px) 100vw, 552px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162271\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2.jpeg\" alt=\"\" width=\"554\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2.jpeg 554w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-173x300.jpeg 173w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-242x420.jpeg 242w\" sizes=\"(max-width: 554px) 100vw, 554px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrinta la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta soo saaray amar joojin, xili hore looga laabtay. Qoraal laba bog ahaa oo kasoo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sida ay u wajahday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162273,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162270","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrinta la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta soo saaray amar joojin, xili hore looga laabtay. Qoraal laba bog ahaa oo kasoo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sida ay u wajahday [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-01T17:14:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/\",\"name\":\"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-01T17:14:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg\",\"width\":2048,\"height\":1364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon","og_description":"Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo maalmihii u dambeeyay ku jiray hubinta iyo xaqiijinta arrinta la xiriirtay bixinta qayb ka mid ah dhulka Tiyaatarka Qaranka ayaa maanta soo saaray amar joojin, xili hore looga laabtay. Qoraal laba bog ahaa oo kasoo baxay Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in sida ay u wajahday [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-01T17:14:11+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/","name":"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg","datePublished":"2021-09-01T17:14:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Afgooye-1.jpeg","width":2048,"height":1364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/hanti-dhawrka-guud-ee-qaranka-oo-goaan-ka-soo-saaray-ii-binta-tiyaatarka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo go\u2019aan ka soo saaray ii binta Tiyaatarka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162270"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162270"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162270\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162274,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162270\/revisions\/162274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162273"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162270"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162270"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162270"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}