{"id":162275,"date":"2021-09-01T20:20:19","date_gmt":"2021-09-01T17:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162275"},"modified":"2021-09-01T20:30:30","modified_gmt":"2021-09-01T17:30:30","slug":"daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan maamulka isbitaaladaas.<\/p>\n<p>Afhayeenka gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ayaga oo ku shaqeynaya dastuurka iyo shuruucda u dagsan dalka, islamarkaana la tixraacayo heshiiska ku saleysan wareejinta iyo daadajinta adeega caafimaadka ee gobolka in maamulka gobolka uu mas\u2019uul ka yahay gacan ku haynta isbitaaladaas.<\/p>\n<p>\u201cIsbitaaladaa kor ku xusan oo loogu talo-galay in bulshada gobolka Banaadir ugu shaqeeyan si lacag la\u2019aan ah uu ka war helay maamulka gobolka in hanaankii loogu talo-galay in loogu adeego bulshada hanaan aheyn oo u muuqda mid ganacsi iyo mid gaar ahaaneed u adeegayaan isbitaaladaas,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWuxuu maamulka gobolka Banaadir ku wargelinayaa isbitaaada Jaziira iyo Yardameeli in muddo toddobo cisho ah gudahood ah ay kusoo wareejiyaan maamulida isbitaaladaas, islamarkaana maamulka gobolka Banaadir uu mudadaas ku magacaabi doono maamulka uu yeelanayo isbitaaladaas.\u201d<\/p>\n<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa amarkan cusub ku sababeeyay in isbitaaladaas ay ka leexdeen hanaankii loogu talo-galay inay ugu adeegaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka daawo amarka maamulka<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/DpAxkguzPuk\" width=\"711\" height=\"400\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162280\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar-300x169.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar-768x432.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar-696x392.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/yar-747x420.jpeg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162283\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1500\" height=\"1125\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1.jpeg 1500w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-300x225.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-1024x768.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-768x576.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-80x60.jpeg 80w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-265x198.jpeg 265w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-696x522.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-1068x801.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/jazeera-Hospital-1-560x420.jpeg 560w\" sizes=\"(max-width: 1500px) 100vw, 1500px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan maamulka isbitaaladaas. Afhayeenka gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ayaga oo ku shaqeynaya dastuurka iyo shuruucda u dagsan dalka, islamarkaana la tixraacayo heshiiska ku saleysan wareejinta iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162258,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan maamulka isbitaaladaas. Afhayeenka gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ayaga oo ku shaqeynaya dastuurka iyo shuruucda u dagsan dalka, islamarkaana la tixraacayo heshiiska ku saleysan wareejinta iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-01T17:20:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-01T17:30:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-01T17:20:19+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-01T17:30:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon","og_description":"Maamulka gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd soo saaray amar ku socda isbitaalada Yardameeli iyo Jaziia, kaasi oo dhigaya in muddo toddobaad gudahood ah ay kusoo wareejiyaan maamulka isbitaaladaas. Afhayeenka gobolka Banaadir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ayaga oo ku shaqeynaya dastuurka iyo shuruucda u dagsan dalka, islamarkaana la tixraacayo heshiiska ku saleysan wareejinta iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-01T17:20:19+00:00","article_modified_time":"2021-09-01T17:30:30+00:00","og_image":[{"width":696,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/","name":"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg","datePublished":"2021-09-01T17:20:19+00:00","dateModified":"2021-09-01T17:30:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Fini-696x430-1.jpeg","width":696,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cumar-finish-oo-amray-in-loosoo-gacan-geliyo-isbitalada-yardameeli-iyo-jaziia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cumar Finish oo amray in loosoo gacan geliyo isbitalada Yardameeli iyo Jaziia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162275"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162275"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162284,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162275\/revisions\/162284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162258"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}