{"id":162278,"date":"2021-09-02T11:49:38","date_gmt":"2021-09-02T08:49:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162278"},"modified":"2021-09-02T11:49:38","modified_gmt":"2021-09-02T08:49:38","slug":"fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162285\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"396\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Shamuuri oo muddooyinkii dambe la sheegay inuu ku xanuunsanaayay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Allaha u naxariiste Maxamed Aadan Shamuuri waxuu ku dhashay gobolka Sh\/dhexe magaala madaxdiisa Jowhar, waxuuna fanka kusoo biiray 70- tameeyadii oo uu ka mid noqday kooxdii Yogol ee ka dhisneyd degmada Jowhar.<\/p>\n<p>Fanaan Shamuuri ayaa sidoo kale ka qeyb galay barnaamijkii tartankii heesa hirgalay sanadkii 1975-kii, isagoona kusoo baxay kaalinta 1-aad.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe ayaa tacsi udiray qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Fanaankii waynaa ee Hoboladda Qaranka ee\u00a0 Waabari Maxamed Aadan Shamuuri oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, asxaabtiisii, Hoboladda Qaranka ee Waabari iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed, Inuu Sabar iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, marxuumkana Jannadii Firdowsa Eebbe ha ugu deeqo&#8221; ayuu yiri Wasiir Dubbe.<\/p>\n<p>Allah u naxariiste fanaan Shamuuri waxa uu ahaa hobol si weyn uga dhex muuqday kooxdii Hoboladda Qaranka Waabari, waxuuna ahaa Mullaxan, Heesaa iyo Muusikiiste fara fudud, manata ayaana lagu wadaa in lagu aaso magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Shamuuri oo muddooyinkii dambe la sheegay inuu ku xanuunsanaayay magaalada Muqdisho. Allaha u naxariiste Maxamed Aadan Shamuuri waxuu ku dhashay gobolka Sh\/dhexe magaala madaxdiisa Jowhar, waxuuna fanka kusoo biiray 70- tameeyadii oo uu ka mid noqday kooxdii Yogol ee ka dhisneyd degmada Jowhar. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162285,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Shamuuri oo muddooyinkii dambe la sheegay inuu ku xanuunsanaayay magaalada Muqdisho. Allaha u naxariiste Maxamed Aadan Shamuuri waxuu ku dhashay gobolka Sh\/dhexe magaala madaxdiisa Jowhar, waxuuna fanka kusoo biiray 70- tameeyadii oo uu ka mid noqday kooxdii Yogol ee ka dhisneyd degmada Jowhar. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-02T08:49:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\",\"name\":\"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-02T08:49:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg\",\"width\":660,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","og_description":"Waxaa Xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Fanaankii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Shamuuri oo muddooyinkii dambe la sheegay inuu ku xanuunsanaayay magaalada Muqdisho. Allaha u naxariiste Maxamed Aadan Shamuuri waxuu ku dhashay gobolka Sh\/dhexe magaala madaxdiisa Jowhar, waxuuna fanka kusoo biiray 70- tameeyadii oo uu ka mid noqday kooxdii Yogol ee ka dhisneyd degmada Jowhar. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-02T08:49:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":396,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/","name":"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg","datePublished":"2021-09-02T08:49:38+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/shamuuri.jpeg","width":660,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/fanaanka-maxamed-aadan-shamuuri-oo-muqdisho-ku-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Fanaanka Maxamed Aadan Shamuuri oo muqdisho ku geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162278"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162286,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162278\/revisions\/162286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162285"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}