{"id":162294,"date":"2021-09-02T11:56:45","date_gmt":"2021-09-02T08:56:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162294"},"modified":"2021-09-02T11:56:45","modified_gmt":"2021-09-02T08:56:45","slug":"al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/","title":{"rendered":"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"p1\"><span class=\"s1\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162295\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"627\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg 940w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Kooxda Al-Qaacida ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay guusha Taalibaan ay dib ugula wareegtay dalka Afghanistan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Mareykanka iyo xulufadiisa.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa Afghanistan qabsaday 2001, kadib markii Taalibaan ay diiday inay usoo gacan geliso hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Sheekh Osman Bin Laden iyo saraakiishii kale ee ururka ee lagu eedeeyey weeraradii Mareykanka lagu qaaday 11-kii September 2001.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Qoraal ay baahisay Mu\u2019asasada As-saxaab, oo ah garabka warbaahineed ee Al-Qaacida, ayey kooxda ku bogaadisay wax ay ugu yeertay \u201cfurashadii weyneed ee dhowaan ka dhacday\u201d Afghanistan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201cWaxaan munaasabaddan taariikihiga ah ugu hambalyeyneynaa hoggaanka Imaaradda Islaamiga ah, gaar ahaa Haibatullah Akhundzada,\u201d ayaa lagu yiri bayaanka Al-Qaacida.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">\u201c20 sano oo ixtilaal ah kadib ay shacabka Afghanistan iyo mujaahidiintiisa waxay hadda hanteen miraha jihaadkii waqtiga dheeraa ee ay soo galeen,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Al-Qaacida.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ururka Al-Qaacida ayaa sidoo kale ugu baaqay muslimiinta caalamka inay garab istaagaan \u201cImaaradda Islaamiga ah ee Afghanistan,\u201d oo ah magaca dowladda Afghanistan ee ay soo dhiseyso Taalibaan, magacaas oo ah kii horey looga yiqiin dowladdii Taalibaan ee dalkaas ka jirta 1996-kii illaa 2001.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Al-Qaacida ayaa sheegtay inay rajeyneyso in guusha Taalibaan ee Afghanistan ay hoggaamin doonto guulo kale oo ka dhaca \u201cdunida la caburiyey.\u201d<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxay ku baaqay in \u201cjihaadka hubeysan uu sidoo kale cadowga Islaamka ka xoreeyo dalalka Soomaaliya, Falastiin, Magribta Islaamiga ah, Yemen iyo Kashmiir,\u201d sida ay hadalka u dhigtay.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Waxaa xusid mudan in heshiiska ay gaareen Taalibaan iyo Mareykanka ee ay ciidamada ajnabiga dalkaas uga baxeen uu dhigayo in kooxdan aysan ogolaan in Afghanistan ay noqoto meel weeraro argagixiso looga qaado dunida inteeda kale.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Ma cadda sida Taalibaan ay u maareyn doonto xiriirka Al-Qaacida, oo hogaamiyayaasheeda ay ku marti-gelisay Afghanistan.<\/span><\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"s1\">Si kastaba, Taalibaan ayaa sheegtay inay dooneyso inay dhisto dowlad aqoonsi ka hesha caalamka intiisa kale, taasi oo ka dhiggan inay aad isaga ilaalin doono Al-Qaacida, ugu yaraan si shaacsan.<span class=\"Apple-converted-space\">\u00a0<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Al-Qaacida ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay guusha Taalibaan ay dib ugula wareegtay dalka Afghanistan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Mareykanka iyo xulufadiisa. Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa Afghanistan qabsaday 2001, kadib markii Taalibaan ay diiday inay usoo gacan geliso hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Sheekh Osman Bin Laden iyo saraakiishii kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162295,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda Al-Qaacida ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay guusha Taalibaan ay dib ugula wareegtay dalka Afghanistan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Mareykanka iyo xulufadiisa. Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa Afghanistan qabsaday 2001, kadib markii Taalibaan ay diiday inay usoo gacan geliso hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Sheekh Osman Bin Laden iyo saraakiishii kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-02T08:56:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"940\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"627\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/\",\"name\":\"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-02T08:56:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg\",\"width\":940,\"height\":627},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon","og_description":"Kooxda Al-Qaacida ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay guusha Taalibaan ay dib ugula wareegtay dalka Afghanistan kadib markii ay ka baxeen ciidamada Mareykanka iyo xulufadiisa. Mareykanka iyo xulufadiisa ayaa Afghanistan qabsaday 2001, kadib markii Taalibaan ay diiday inay usoo gacan geliso hoggaamiyihii hore ee Al-Qaacida Sheekh Osman Bin Laden iyo saraakiishii kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-02T08:56:45+00:00","og_image":[{"width":940,"height":627,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/","name":"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg","datePublished":"2021-09-02T08:56:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/alzawahiri.jpeg","width":940,"height":627},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-qaacida-oo-taageertay-guusha-talibaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Qaacida oo taageertay guusha Talibaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162294"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162296,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162294\/revisions\/162296"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162295"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}