{"id":162317,"date":"2021-09-02T15:49:48","date_gmt":"2021-09-02T12:49:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162317"},"modified":"2021-09-02T15:49:48","modified_gmt":"2021-09-02T12:49:48","slug":"daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162318\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"456\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan-300x171.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan-768x438.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan-696x397.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan-737x420.jpeg 737w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan, oo waraysi siiyay M.M TV, ayaa xaqiijiyay in dowlada Maraykanku ay xukuumada Somaliland ka codsatay in qaxooti reer Afghanistan ah si ku meel gaadh ah loo dajiyo Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Qoxotiga Afghanistan waxa nagala hadlay dowlada Maraykanka, hay&#8217;adaha caalamiga ah iyo dadka arrinta gacanta ku haya, inaguna waxay tahay in aynu dhinacyada aan kuu sheegayo aynu ka qiimayno, hadii aynu ku qanacnana aynu qayb ka noqono howshaa&#8221; ayuu yidhi wasiir Liibaan.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in codsiga dowlada Maraykanku uu muujinayo, in Somaliland tahay goob laysku halayn karo, isla markaana door ka ciyaari karta qadiyadaha caalamiga ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa jira in qaxooti badan Afghanistan laga soo daad guraynayo, dalal badan ayay dowlada Maraykanku la xidhiidhay, Somaliland hadii la majeertay in ay kamid noqoto dalalkaa, waxay muujinaysa in Somaliland ay tahay dowlad lagu kalsoonyahay oo qadiyadaha caalamka wax kuleh&#8221; ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleeban Cali Koore, ayaa horey u beeniyay run-nimada wararka sheegaya in Maraykanku Somaliland kala soo xidhiidhay qadiyada qoxootiga Afghanistan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/j4TBCE2ccQw\" width=\"804\" height=\"452\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan, oo waraysi siiyay M.M TV, ayaa xaqiijiyay in dowlada Maraykanku ay xukuumada Somaliland ka codsatay in qaxooti reer Afghanistan ah si ku meel gaadh ah loo dajiyo Somaliland. &#8220;Qoxotiga Afghanistan waxa nagala hadlay dowlada Maraykanka, hay&#8217;adaha caalamiga ah iyo dadka arrinta gacanta ku haya, inaguna waxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162318,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan, oo waraysi siiyay M.M TV, ayaa xaqiijiyay in dowlada Maraykanku ay xukuumada Somaliland ka codsatay in qaxooti reer Afghanistan ah si ku meel gaadh ah loo dajiyo Somaliland. &#8220;Qoxotiga Afghanistan waxa nagala hadlay dowlada Maraykanka, hay&#8217;adaha caalamiga ah iyo dadka arrinta gacanta ku haya, inaguna waxay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-02T12:49:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"456\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/\",\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-02T12:49:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg\",\"width\":800,\"height\":456},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon","og_description":"Wasiir ku xigeenka arrimaha dibada Somaliland Liibaan Yuusuf Cismaan, oo waraysi siiyay M.M TV, ayaa xaqiijiyay in dowlada Maraykanku ay xukuumada Somaliland ka codsatay in qaxooti reer Afghanistan ah si ku meel gaadh ah loo dajiyo Somaliland. &#8220;Qoxotiga Afghanistan waxa nagala hadlay dowlada Maraykanka, hay&#8217;adaha caalamiga ah iyo dadka arrinta gacanta ku haya, inaguna waxay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-02T12:49:48+00:00","og_image":[{"width":800,"height":456,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/","name":"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg","datePublished":"2021-09-02T12:49:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-Somaliland-Liibaan-Cismaan.jpeg","width":800,"height":456},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-maraykanka-ayaa-naga-codsaday-in-qaxooti-reer-afghanistan-ah-la-keeno-dhulkeena\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Maraykanka ayaa naga codsaday in qaxooti reer Afghanistan ah la keeno dhulkeena"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162317"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162319,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162317\/revisions\/162319"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162318"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}