{"id":162366,"date":"2021-09-03T21:29:38","date_gmt":"2021-09-03T18:29:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162366"},"modified":"2021-09-03T21:29:38","modified_gmt":"2021-09-03T18:29:38","slug":"baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/","title":{"rendered":"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162367\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"395\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe-300x180.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Baashe Cawil X. Cumar oo aha wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya, oo shalay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee Somaliland, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii wasiir ku xigeen-nimo iyo kii wakiilka Somaliland ee Kenya.<\/p>\n<p>Baashe ayaa iscasilaadiisa ku shaaciyay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoo sheegay in uu iska casilay xilkii wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee Somaliland iyo xilkii wakiil-nimo ee uu ka hayay xafiis wakiileedka Somaliland ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>&#8220;Mudane Madaxweyne anoo xiganaya\u00a0 Wareegtadaada summadeedu tahay<br \/>\nJSL\/XM\/XKQ\/222\/1-708\/092021 kuna taariikhaysan 02\/09\/2021, waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa qoraalkan aan iskaga casilayo xilka aad iigu magacawday Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda\u00a0 iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Sidoo kale waxaan iska casilay xilkii Wakiilnimada Xafiiska Somaliland Ee Dalka Kenya&#8221; ayuu yidhi Baashe.<\/p>\n<p>Baashe ayaa intaa sii raaciyay in is badalku yahay sunnaha dowlad nimada isla markaana uu madaxwenaha Somaliland uga mahad celinayo wadashaqayntii iyo magacaabistiisa, lakin Bashe ayaan sheegin sababta rasmiga ah ee uu iskaga casilay xilalka.<\/p>\n<p>Amb Baashe Cawil ayaa lixdii sano ee ugu danbeeyay soo qabtay xilalka wakiilka Somaliland ee Imaraatka Carabta iyo dalka Kenya oo uu joogay ilaa iyo 13 Augost 2018 xiligaas oo laga soo badalay xafiiska Somaliland ee Imaaradka oo uu mudo joogay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baashe Cawil X. Cumar oo aha wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya, oo shalay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee Somaliland, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii wasiir ku xigeen-nimo iyo kii wakiilka Somaliland ee Kenya. Baashe ayaa iscasilaadiisa ku shaaciyay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162367,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162366","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baashe Cawil X. Cumar oo aha wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya, oo shalay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee Somaliland, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii wasiir ku xigeen-nimo iyo kii wakiilka Somaliland ee Kenya. Baashe ayaa iscasilaadiisa ku shaaciyay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-03T18:29:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"395\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/\",\"name\":\"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-03T18:29:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg\",\"width\":660,\"height\":395},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon","og_description":"Baashe Cawil X. Cumar oo aha wakiilkii Somaliland ee dalka Kenya, oo shalay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibada ee Somaliland, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii wasiir ku xigeen-nimo iyo kii wakiilka Somaliland ee Kenya. Baashe ayaa iscasilaadiisa ku shaaciyay qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, isagoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-03T18:29:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":395,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/","name":"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg","datePublished":"2021-09-03T18:29:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/baashe.jpeg","width":660,"height":395},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baashe-cawil-x-cumar-oo-iska-casilay-xilkii-uu-muuse-biixi-u-magacabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baashe Cawil X. Cumar oo iska casilay xilkii uu Muuse Biixi u magacabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162366"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162366"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162366\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162368,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162366\/revisions\/162368"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162367"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162366"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162366"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162366"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}