{"id":162375,"date":"2021-09-04T15:36:45","date_gmt":"2021-09-04T12:36:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162375"},"modified":"2021-09-04T15:39:16","modified_gmt":"2021-09-04T12:39:16","slug":"daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162376\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay&#8217;ada Al-huda, oo sheegay in uu hay&#8217;ada xaqiisii ka doontay kadib markii shaqada laga eryay bishii July, ayaa ku andacooday in hay&#8217;adu usoo dirtay dad dila si aanu xaqiisa u doonanin.<\/p>\n<p>Macalinka oo lagu magacaabo Baashe Aadan Haybe, ayaa waraysi uu siiyay Eryal TV ku sheegay in uu wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada u gudbiyay dacwad uu ku doonayo in uu ku helo xaqii uu yeeshay mudada 15 sano ah ee uu macalinka ahaa, doonistaa oo ay qoonsatay hay&#8217;ada Al-huda, taasina ay sababtay in hay&#8217;adu u samaysay rag dila sida uu sheegay.<\/p>\n<p>&#8220;Habeen kii Salaasada xaafada Badhka anoo socda ayaa gaadhi Noah ah laygu weeraray, gaadhigaasi oo u jeedkiisu markii hore ahaa in uu i jiidho, kadibna meel burciid ah ayaan ku dhacay, gaadhigii 4 nin oo wajiga daboolan ayaa kasoo dagay oo jidhdil ii gaystay, mid kamid ah oo xoog laag iila dhacayay ayaa igu yidhi &#8220;yaa ku yidhi hay&#8217;ada dacwee?&#8221; &#8221; ayuu yidhi Baashe.<\/p>\n<p>Baashe waxa uu sheegay in uu aqoonsaday gaadhiga lagu soo weeraray, isagoo sheegay in uu ahaa baabuurka uu leeyahay guddoomiyaha waxbarashada ee hay&#8217;ada Al-huda.<\/p>\n<p>&#8220;Cidaan tuhunsanahay waxa weeyi cidaa aanu is dacwaynay, gaadhigana waan aqoonsaday, numberkiisuna waxa weeyaan 84695, waana gaadhiga uu guddoomiyaha waxbarashadu kaxaysan jiray&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in mudadii ka danbaysay isku dayga dil, ay cabsi badani lasoo daristay, isagoo sheegay in wali aan laga hadhin oo waraaq hanjabaada loosoo diray isaga oo gurigiisa jooga.<\/p>\n<p>&#8220;Ilaa mudadii gaadhi kasta oo i daba mara waan ka baqayay, waxaan u arkayay in mushkiladi igu xeerantahay, waraaq ayaa guriga la&#8217;iigu soo tuuray, aniga oo moodayay in ay tahay waraaqdii laydhka, waxa ku qornayd habeenkii dhawayd waad naga bad baaday calamatul su&#8217;aal&#8221; ayuu yidhi Baashe.<\/p>\n<p>Baashe ayaa sheegay in uu u dacwooday mid kamid ah saldhigyada booliiska ee Hargaysa lakin waxa uu sheegay in aanu wax caawima ah ka helin ciidankii saldhiga joogay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F1400709033350194%2Fvideos%2F267944151830582%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay&#8217;ada Al-huda, oo sheegay in uu hay&#8217;ada xaqiisii ka doontay kadib markii shaqada laga eryay bishii July, ayaa ku andacooday in hay&#8217;adu usoo dirtay dad dila si aanu xaqiisa u doonanin. Macalinka oo lagu magacaabo Baashe Aadan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162375","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay&#8217;ada Al-huda, oo sheegay in uu hay&#8217;ada xaqiisii ka doontay kadib markii shaqada laga eryay bishii July, ayaa ku andacooday in hay&#8217;adu usoo dirtay dad dila si aanu xaqiisa u doonanin. Macalinka oo lagu magacaabo Baashe Aadan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-04T12:36:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-04T12:39:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-04T12:36:45+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-04T12:39:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon","og_description":"Macalin reer Hargaysa ah oo sheegay in uu mudo 15 sano ah macalin ka ahaa dugsiyada ay maamusho hay&#8217;ada Al-huda, oo sheegay in uu hay&#8217;ada xaqiisii ka doontay kadib markii shaqada laga eryay bishii July, ayaa ku andacooday in hay&#8217;adu usoo dirtay dad dila si aanu xaqiisa u doonanin. Macalinka oo lagu magacaabo Baashe Aadan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-04T12:36:45+00:00","article_modified_time":"2021-09-04T12:39:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/","name":"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg","datePublished":"2021-09-04T12:36:45+00:00","dateModified":"2021-09-04T12:39:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Baashe-Aadan-Haybe.jpeg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-macalin-sheegay-in-naftis-weerar-lagu-soo-qaaday-oo-la-doonayo-in-la-dilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Macalin Sheegay In Ladoonayo In La Dilo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162375"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162375"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162375\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162379,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162375\/revisions\/162379"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162376"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162375"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162375"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162375"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}