{"id":162392,"date":"2021-09-04T19:18:55","date_gmt":"2021-09-04T16:18:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162392"},"modified":"2021-09-04T19:18:55","modified_gmt":"2021-09-04T16:18:55","slug":"daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/","title":{"rendered":"DAAWO:-&#8221; adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in xisbiyada mucaaradka Somaliland, ay ku wada guulaystaan dhamaan saddexda xubnood ee shirguddoonka golaha wakiilada.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ku andacooday in anay adduunka ka dhicin, in xisbiyada mucaaradku ku wada guulaystaan dhamaan xubnaha shirguddoonka golaha wakiilada, isla markaana xisbiga talada haya aanu waxba ka helin.<\/p>\n<p>&#8220;Mudadii aynu kala maqnayn waxa soo kordhay doorashadii shirguddoonka golaha wakiilada ee saddexda ahaa, saddexdiiba mucaaradka ayaa isku teeday, tiro ayay isku biirsadeen qoladii mucaaradka ahaydo wixiiba iyaga wada qaatay, adduunka sidaa maaha&#8221; ayuu yidhi guddoomiyuhu.<\/p>\n<p>&#8220;Xisbigii muxaafadka ahaa oo aan laga wada badnayn haday qolo mid dheeratay, qolada kale aad uga yartahay in la yidhaa mucaaradkiina wax buu helay xisbul xaakin kiina waxba ma helin, adduunka kama dhacdo, lakiin sidooda ayaynu ugu daynaynaa&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray guddoomiyuhu<\/p>\n<p>Guddoomiye Saleebaan ayaa ka mid ahaa garsoorkii maamulayay doorashadii shirguddoonka golaha wakiilada, ee xisbiyada mucaaradku guusha kasoo hooyeen, isagoo lagu amanay doorkii uu ka qaatay in doorashadu si hufan u dhacdo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XEJJ0-w3XBU\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in xisbiyada mucaaradka Somaliland, ay ku wada guulaystaan dhamaan saddexda xubnood ee shirguddoonka golaha wakiilada. Guddoomiyaha ayaa ku andacooday in anay adduunka ka dhicin, in xisbiyada mucaaradku ku wada guulaystaan dhamaan xubnaha shirguddoonka golaha wakiilada, isla markaana xisbiga talada haya aanu waxba [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162393,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162392","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-&quot; adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-&quot; adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in xisbiyada mucaaradka Somaliland, ay ku wada guulaystaan dhamaan saddexda xubnood ee shirguddoonka golaha wakiilada. Guddoomiyaha ayaa ku andacooday in anay adduunka ka dhicin, in xisbiyada mucaaradku ku wada guulaystaan dhamaan xubnaha shirguddoonka golaha wakiilada, isla markaana xisbiga talada haya aanu waxba [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-04T16:18:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/\",\"name\":\"DAAWO:-\\\" adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-04T16:18:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-&#8221; adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\" adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\" adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato\" - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in xisbiyada mucaaradka Somaliland, ay ku wada guulaystaan dhamaan saddexda xubnood ee shirguddoonka golaha wakiilada. Guddoomiyaha ayaa ku andacooday in anay adduunka ka dhicin, in xisbiyada mucaaradku ku wada guulaystaan dhamaan xubnaha shirguddoonka golaha wakiilada, isla markaana xisbiga talada haya aanu waxba [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-04T16:18:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/","name":"DAAWO:-\" adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg","datePublished":"2021-09-04T16:18:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/SALEBAN.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-adduunka-kama-dhacdo-in-shirguddoonka-mucaaradku-wada-qaato\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-&#8221; adduunka kama dhacdo in shirguddoonka mucaaradku wada qaato&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162392"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162392"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162392\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162394,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162392\/revisions\/162394"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162393"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162392"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162392"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162392"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}