{"id":162400,"date":"2021-09-04T22:54:59","date_gmt":"2021-09-04T19:54:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162400"},"modified":"2021-09-04T22:55:32","modified_gmt":"2021-09-04T19:55:32","slug":"daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162401\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1-300x167.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal waaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo 48 saac ah u qabtay taliyaha hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin, inuu warbixin dhameystiran kasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Raysal wasaaraha ayaa si kulul u cambaareeyay habkii ay hay&#8217;adda NISA usoo gudbisay warbixinta geerida Ikraan Tahliil, isagoo sheegay in aanay ahayn mid lagu qanci karo oo caddeymo wadata.<\/p>\n<p>Raysal wasaaruhu wuxuu sheegay sida loo maareeyay kiiska Ikraan in ay kicisay quluubta dadka Soomaaliyeed, taasoo uu sheegay in ay ka dhalatay in afduub loo geysto dad aan waxba galabsan.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, raysal wasaaruhu wuxuu sheegay inuu go&#8217;aan cad ka qaadan doono marka uu lasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil, isagoo shacabka ugu baaqay in ay isdajiyaan oo ay ka war sugaam go&#8217;aanka xukuumadiisa ka qaadanayso arrintaan.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda NISA ayaa khamiistii shaacisay in Ikraan Tahliil ay gacan u gashay kooxda Alshabab kadibna ay dileen. Balse shaki weyn ayaa ka dhashay kadib markii Alahabaab ay ka iska fogeysay masuuliyadda afuubka iyo geerida Ikraan Tahliil Faraax.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/vmxTD1eFWUY\" width=\"711\" height=\"400\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal waaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo 48 saac ah u qabtay taliyaha hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin, inuu warbixin dhameystiran kasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil. Raysal wasaaraha ayaa si kulul u cambaareeyay habkii ay hay&#8217;adda NISA usoo gudbisay warbixinta geerida Ikraan Tahliil, isagoo sheegay in aanay ahayn mid lagu qanci karo oo caddeymo wadata. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162401,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal waaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo 48 saac ah u qabtay taliyaha hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin, inuu warbixin dhameystiran kasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil. Raysal wasaaraha ayaa si kulul u cambaareeyay habkii ay hay&#8217;adda NISA usoo gudbisay warbixinta geerida Ikraan Tahliil, isagoo sheegay in aanay ahayn mid lagu qanci karo oo caddeymo wadata. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-04T19:54:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-04T19:55:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-04T19:54:59+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-04T19:55:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Raysal waaaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa muddo 48 saac ah u qabtay taliyaha hay&#8217;adda NISA Fahad Yaasiin, inuu warbixin dhameystiran kasoo gudbiyo kiiska Ikraan Tahliil. Raysal wasaaraha ayaa si kulul u cambaareeyay habkii ay hay&#8217;adda NISA usoo gudbisay warbixinta geerida Ikraan Tahliil, isagoo sheegay in aanay ahayn mid lagu qanci karo oo caddeymo wadata. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-04T19:54:59+00:00","article_modified_time":"2021-09-04T19:55:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg","datePublished":"2021-09-04T19:54:59+00:00","dateModified":"2021-09-04T19:55:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rooble-1.jpeg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-rooble-oo-muddo-48saac-ah-u-qabtay-taliye-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Rooble oo muddo 48saac ah u qabtay taliye Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162400"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162400"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162403,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162400\/revisions\/162403"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162401"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}