{"id":162450,"date":"2021-09-05T22:16:35","date_gmt":"2021-09-05T19:16:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162450"},"modified":"2021-09-05T22:16:35","modified_gmt":"2021-09-05T19:16:35","slug":"c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc.jpeg\" alt=\"\" width=\"829\" height=\"491\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc.jpeg 829w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc-300x178.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc-768x455.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc-696x412.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cc-709x420.jpeg 709w\" sizes=\"(max-width: 829px) 100vw, 829px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA Fahad Yaasiin kaasoo jawaab u ahaa amarkii Rooble ee ahaa inuu 48 saacadood ku soo gudbiyo warbixin sax ah oo ku saabsan halka ay ku dambeysay Ikraan Tahliil.<\/p>\n<p>Fahad Yaasiin ayaa dalbaday in la shir loo qabto guddiga amniga Qaranka si uu halkaas uga jeediyo warbixinta Ikraan Tahliil oo dhameystiran.<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/shakuur ayaa hadalka taliye Fahad Yaasiin ku tilmaamay xeelad kale oo lagu doonayo in kiiska lagu marin habaabiyo.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALKA C\/RAXMAAN C\/SHAKUUR<\/strong><\/p>\n<p>Qoraalka uu soo qoray Fahad Yaasiin, Farmaajana la ogyahay nuxur sharci iyo mid dawladeed midkoodna ka maran, waana:-<\/p>\n<p>1- Waa xaqiraad (contempt) iyo xagal daacin go\u2019aankii Raisul wasaare Rooble.<\/p>\n<p>2- Waa farsamo kale oo awooda dib loogu celinayo Farmaajo oo uu muddo xileedkiisii sharciga ahaa\u00a0 dhamaaday, masuuliyada amniga dalkana meel fagaare ah Raysalwasaaraha kula wareejiyey.<\/p>\n<p>3- Gole Amni Qaran meel iskuma sheego, shirna sanado iskuguma imaanin, ogta la siiyey Maxamad Mursal oo aan Golaha Amniga ka tirsanayna waa hanjabaad loo jeedinayo RW Rooble.<\/p>\n<p>Haddaba maxaa Raysalwasaare Rooble la gudboon<\/p>\n<p>1- Maadaama uu Fahad Yaasiin amarkiisii diiday, si toos ahna isku dhirririyey, waa in uu tilaabtii uu qaadi lahaa la sugin inta ka dhiman 48 saac.<\/p>\n<p>2- In dhamaan dadkii kiiska ku lug lahaa tilaab laga qaado, lana xanibo.<\/p>\n<p>3- In Guddi uu madax u yahay shakhsi khibrad iyo hufnaan leh loo magacaaba baarista kiiskan.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan, gaar ahaan kuwo Muqdisho waa in aan xaqa ku garab istaagnaa Raysalwasaare Rooble, kana hortagnaa rajiimka fidno huriska ah ee gabalkiisu dhacay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/AAbdishakur\/\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI QORAALKA C\/RAXMAAN C\/SHAKUUR<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&nbsp; Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA Fahad Yaasiin kaasoo jawaab u ahaa amarkii Rooble ee ahaa inuu 48 saacadood ku soo gudbiyo warbixin sax ah oo ku saabsan halka ay ku dambeysay Ikraan Tahliil. Fahad Yaasiin ayaa dalbaday in la shir loo qabto guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"&nbsp; Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA Fahad Yaasiin kaasoo jawaab u ahaa amarkii Rooble ee ahaa inuu 48 saacadood ku soo gudbiyo warbixin sax ah oo ku saabsan halka ay ku dambeysay Ikraan Tahliil. Fahad Yaasiin ayaa dalbaday in la shir loo qabto guddiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-05T19:16:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"319\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-05T19:16:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg\",\"width\":512,\"height\":319},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon","og_description":"&nbsp; Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur ayaa sharci daro ku tilmaamay qoraalkii uu soo saaray Taliyaha NISA Fahad Yaasiin kaasoo jawaab u ahaa amarkii Rooble ee ahaa inuu 48 saacadood ku soo gudbiyo warbixin sax ah oo ku saabsan halka ay ku dambeysay Ikraan Tahliil. Fahad Yaasiin ayaa dalbaday in la shir loo qabto guddiga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-05T19:16:35+00:00","og_image":[{"width":512,"height":319,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/","name":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg","datePublished":"2021-09-05T19:16:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/c.jpeg","width":512,"height":319},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-hadalka-fahad-yaasiin-waa-xaqiraad-goaankii-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cHadalka Fahad Yaasiin Waa xaqiraad go\u2019aankii Rooble\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162450"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162453,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162450\/revisions\/162453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162451"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}