{"id":162482,"date":"2021-09-06T14:23:48","date_gmt":"2021-09-06T11:23:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162482"},"modified":"2021-09-06T14:29:40","modified_gmt":"2021-09-06T11:29:40","slug":"odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162484\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha-300x169.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go\u2019aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha hay&#8217;adda nabad sugida NISA ee Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Odayaasha beelaha Hawiye waxay kaloo sheegeen, in madaxweyne Farmaajo uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku day walba oo looga hor imaanayo amarka Raysal wasaare Rooble.<\/p>\n<p>Bayaan ka koobnaa shan qodob ayay odayaashu ku sheegeen, tallaabada uu qaaday raysal wasaaruhu in ay\u00a0 tahay mid geesinimo leh oo lagu badbaadinayo dadka iyo dalka.<\/p>\n<p>Odayaasha beelaha Haweiye waxay dalbadeen in Ikraan Tahliil Faarax iyo qoyskeedaba ay helaan caddaalad islamarkaana cid kaste oo ku lug leh kiiskaas caddaalada la horkeeno.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fgoobjoognews%2Fvideos%2F592452228787868%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162483\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"940\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-4.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-4-211x300.jpeg 211w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/1-4-295x420.jpeg 295w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go\u2019aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha hay&#8217;adda nabad sugida NISA ee Fahad Yaasiin. Odayaasha beelaha Hawiye waxay kaloo sheegeen, in madaxweyne Farmaajo uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku day walba oo looga hor imaanayo amarka Raysal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go\u2019aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha hay&#8217;adda nabad sugida NISA ee Fahad Yaasiin. Odayaasha beelaha Hawiye waxay kaloo sheegeen, in madaxweyne Farmaajo uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku day walba oo looga hor imaanayo amarka Raysal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-06T11:23:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-06T11:29:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-06T11:23:48+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-06T11:29:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye ayaa shir ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen waxay kusoo dhoweeyeen go\u2019aanka uu raysal wasaare Rooble shaqada kaga joojiyay taliyaha hay&#8217;adda nabad sugida NISA ee Fahad Yaasiin. Odayaasha beelaha Hawiye waxay kaloo sheegeen, in madaxweyne Farmaajo uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku day walba oo looga hor imaanayo amarka Raysal [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-06T11:23:48+00:00","article_modified_time":"2021-09-06T11:29:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/","name":"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg","datePublished":"2021-09-06T11:23:48+00:00","dateModified":"2021-09-06T11:29:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/odayaasha.jpeg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/odayaasha-hawiye-oo-taageeray-rooble-shaqada-uu-kajoojiyay-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odayaasha Hawiye oo taageeray Rooble shaqada uu kajoojiyay Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162482"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162482"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162489,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162482\/revisions\/162489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162484"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}