{"id":162504,"date":"2021-09-06T19:39:05","date_gmt":"2021-09-06T16:39:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162504"},"modified":"2021-09-06T19:44:52","modified_gmt":"2021-09-06T16:44:52","slug":"daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162509\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM.png\" alt=\"\" width=\"1228\" height=\"808\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM.png 1228w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-300x197.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-1024x674.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-768x505.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-696x458.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-1068x703.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-10.11.50-AM-638x420.png 638w\" sizes=\"(max-width: 1228px) 100vw, 1228px\" \/><\/p>\n<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la\u2019yahay gacanta Hay\u2019adda NISA ayaa ka hadashay xil ka qaadistii lagu sameeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali ayaa ugu horeyn Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uga mahadcelisay go\u2019aankii uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin oo ay ku tilmaamtay inuu yahay go\u2019aan cadaalad loogu raadinayo gabadheeda Ikraan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Ra\u2019iisul Wasaare Rooble uga mahad celinayaa go\u2019aankii geesinimada lahaa ee uu qaatay, taasoo aheyd wax uu horey uga ballan qaaday shacabka Soomaaliyeed, waxaana ka codsanayaa inuu horey usii wado cadaalad u raadinta Ikraan Tahliil,\u201d ayey tiri hooyo Qaali oo shir jaraa\u2019id ku qabatay Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Hooyo Qaali ayaa madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uga digtay inuu hor istaago cadaaladda loo raadinayo gabadheeda.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan uga digayaa inuu hor istaago cadaaladda loo raadinayo gabadheed oo uusan fiirin saaxiibtinimada kala dhaxeyso Fahad Yaasiin oo uu fiiriyo cadaaladda ay gabadheeda u baahan tahay,\u201d ayey tiri mar kale.<\/p>\n<p>Hooyo Qaali ayaa Farmaajo u sheegtay inay u joogaan gabdho iyo wiilal, islamarkaana waxay si naxariis leh ugu baaqday inuusan nabsi ka gelin oo uu la dareemo xanuunka ay Maanta dareemeyso.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Hooyo Qaali ayaa u mahadcelisay dhallinyaradii shalay Muqdisho ka dhigay banaanbaxii cadaaladda loogu raadinayey gabadheeda Ikraan Tahliil Faarah kuwaas oo ay ciidamo boolis jir dil u geysteen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LPiwMv-ZIUI\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la\u2019yahay gacanta Hay\u2019adda NISA ayaa ka hadashay xil ka qaadistii lagu sameeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Hooyo Qaali ayaa ugu horeyn Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uga mahadcelisay go\u2019aankii uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin oo ay ku tilmaamtay inuu yahay go\u2019aan cadaalad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la\u2019yahay gacanta Hay\u2019adda NISA ayaa ka hadashay xil ka qaadistii lagu sameeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Hooyo Qaali ayaa ugu horeyn Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uga mahadcelisay go\u2019aankii uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin oo ay ku tilmaamtay inuu yahay go\u2019aan cadaalad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-06T16:39:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-06T16:44:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"501\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"353\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png\",\"datePublished\":\"2021-09-06T16:39:05+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-06T16:44:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png\",\"width\":501,\"height\":353},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon","og_description":"Qaali Maxamuud Guhaad oo ah hooyada dhashay Ikraan Tahliil Faarax oo lagu la\u2019yahay gacanta Hay\u2019adda NISA ayaa ka hadashay xil ka qaadistii lagu sameeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Hooyo Qaali ayaa ugu horeyn Ra\u2019iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uga mahadcelisay go\u2019aankii uu xilka kaga qaaday Fahad Yaasiin oo ay ku tilmaamtay inuu yahay go\u2019aan cadaalad [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-06T16:39:05+00:00","article_modified_time":"2021-09-06T16:44:52+00:00","og_image":[{"width":501,"height":353,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/","name":"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png","datePublished":"2021-09-06T16:39:05+00:00","dateModified":"2021-09-06T16:44:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/cxgdfg.png","width":501,"height":353},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hooyada-ikraan-tahliil-oo-shacabka-gobolka-banaadir-ka-codsatay-banaanbax\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hooyada Ikraan Tahliil Oo Shacabka Gobolka Banaadir Ka Codsatay Banaanbax"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162504"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162504"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162504\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162510,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162504\/revisions\/162510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162505"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}