{"id":162538,"date":"2021-09-07T11:35:37","date_gmt":"2021-09-07T08:35:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162538"},"modified":"2021-09-07T11:35:56","modified_gmt":"2021-09-07T08:35:56","slug":"daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo"},"content":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid shaqo ka-joojinta agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.<\/p>\n<p>Prof. Xasan ayaa sheegay in Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah, oo uu kaga horyimaado go\u2019aanka Rooble, sababtoo ah buu yiri \u201cra\u2019iisul wasaaraha wuxuu xilka ka qaadi kara wasiir, ee muxuu yahay agaasime,\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in Rooble uu go\u2019aanadiisa u cuskaday qodobo dastuuri ah, oo cad oo aanu mugdi ku jirin.<\/p>\n<p>Prof. Xasan ayaa sidoo kale diida doodda Farmaajo ee ah inuu yahay taliyaha guud ee ciidamada qaranka, wuxuuna sheegay in xilka Fahad uusan aheyn taliye, ee uu yahay agaasime, sidaas darteedna aanu madaxweyne shaqo ku laheyn.<\/p>\n<p>\u201cXitaa haddii uu ahaan lahaa xil taliye, Farmaajo waa madaxweyne hore, wuxuuna muddo xileedkiisa ku ekaa 7-dii Febraayo, sida ku cad dastuurka muddo xileedka madaxweynaha waa afar sano oo ka billaabata maalinta la dhaariyo,\u201d ayuu yiri Porf. Xasan Sheekh Cali.<\/p>\n<p>\u201cWarqaddan uu soo qoray ra\u2019iisul wasaaraha xil-gaarsiinta waa inay shaqeysaa, warqaddan uu soo qoray Maxamed Cabdullahi Farmaajo-na saas waayey, ku rid qashinka,\u201d ayuu yiri Prof. Xasan Sheekh Cali oo kadibna jeex-jeexay warqaddii Farmaajo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2LPSs3iYgbY\" width=\"711\" height=\"400\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Prof. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid shaqo ka-joojinta agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Prof. Xasan ayaa sheegay in Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah, oo uu kaga horyimaado go\u2019aanka Rooble, sababtoo ah buu yiri \u201cra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Prof. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid shaqo ka-joojinta agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Prof. Xasan ayaa sheegay in Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah, oo uu kaga horyimaado go\u2019aanka Rooble, sababtoo ah buu yiri \u201cra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-07T08:35:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-09-07T08:35:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1072\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"742\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png\",\"datePublished\":\"2021-09-07T08:35:37+00:00\",\"dateModified\":\"2021-09-07T08:35:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png\",\"width\":1072,\"height\":742},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon","og_description":"Prof. Xasan Sheekh Cali Nuur ayaa wareysi uu siiyey taleefishinka Somali Cable, waxa uu ku jeex-jeexay warqaddii kasoo baxday Farmaajo, ee uu kaga horyimid shaqo ka-joojinta agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin. Prof. Xasan ayaa sheegay in Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah, oo uu kaga horyimaado go\u2019aanka Rooble, sababtoo ah buu yiri \u201cra\u2019iisul wasaaraha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-07T08:35:37+00:00","article_modified_time":"2021-09-07T08:35:56+00:00","og_image":[{"width":1072,"height":742,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/","name":"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png","datePublished":"2021-09-07T08:35:37+00:00","dateModified":"2021-09-07T08:35:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Screen-Shot-2021-09-06-at-8.17.08-PM.png","width":1072,"height":742},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-prof-xasan-sheekh-cali-waa-qashin-warqadaan-uu-soosaaay-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Prof. Xasan Sheekh waa qashin warqadaan uu soosaaay Farmaajo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162538"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162538"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162542,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162538\/revisions\/162542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162540"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}