{"id":162574,"date":"2021-09-08T09:13:30","date_gmt":"2021-09-08T06:13:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=162574"},"modified":"2021-09-08T09:13:30","modified_gmt":"2021-09-08T06:13:30","slug":"rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/","title":{"rendered":"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162577\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"439\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob-631x420.jpeg 631w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray qoraal jawaab u ah magacaabis iyo xilka qaadis uu xalay sameeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>War saxafadeedka xalay galinkii dambe kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa marka hore waxaa lagu soo dhaweeyay aqbalaada uu madaxweyne Farmaajo aqbalay shaqo ka joojintii lagu sameeyay taliyahii hore ee NISA Fahad Yaasiin.<\/p>\n<div align=\"justify\">Raysal wasaaraha ayaa faray Agaasimaha guud ee KMG ah ee NISA Sarreeya guud Bashiir Maxamed Jaamac in uu si deg deg ah u bilaabo shaqadiisa, islamarkaana ku amray Saraakiisha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka inay si buuxda ula shaqeeyaan Agaasimaha cusub ee Hay\u2019adda Sareeye guud Bashiir Maxamed Jaamac.<\/p>\n<p>&#8220;Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu ummadda Soomaaliyeed u cadaynayaa in Qoraalada kasoo baxay Madaxwaynaha 06-09-2021 iyo 07-09-2021 ay muujinayaan in uu wali daba socdo Masuuliyadihii Doorashooyinka iyo Amniga ee uu ku wareejiyay Ra\u2019iisulwasaaraha. Waxaa kale oo uu Ra\u2019iisulwasaaruhu ka walaacsanyahay\u00a0 talaabooyinka uu qaaday Madaxwaynuhu in ay yihiin kuwa lagu carqaladaynayo in si dhammaystiran looga gungaaro kiiska Ikraan Tahliil Faarax oo horay hay\u2019adaha Cadaaladda iyo sharciga looga hor-istaagay in ay baaris buuxda ku sameeyaan Kiiskaas. Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu u arkaa wax laga xumaado in Xuquuqda Muwaadin Soomalaiyeed la siyaasadeeyo taas oo ah dhaqan halis ku ah hannaanka dowladeed ee Dalka waana in ay ka waantawdo cid kasta oo ku fikiraysa arrinkaas.&#8221;ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xafiiska Rooble.<\/p>\n<p>Raysal wasaare Rooble ayaa markale faray Xeer ilaalinta iyo Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida iney dardar geliyaan howlaha baaritaanka kiiska Ikraan Tahliil Faarax si deg deg ahna loo horgeeyo Maxkamada awooda u leh qabashada kiiska Ikraan.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa la farayaa dhammaan taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida in ay si buuxda ugu gacansiiyaan Xeer-ilaalinta Ciidamada iyo Hay\u2019adaha Sharcigu in ay gutaan waajibadka ka saaran arrintaan. Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu hay\u2019adaha Amniga farayaa in ay adkeeyaan amniga iyo xasilloonida guud ee dalka, ilaaliyaan Xuquuqda Muwaadiniinta, isla markaana ka feejignaadaan tilaabo kasta oo wax u dhimi karta\u00a0 Xorriyaadka iyo xuquuqaha aasaasiga ah ee dadwaynaha Soomaaliyeed. Ra\u2019iisulwasaaruhu wuxuu Shacabka Soomaliyeed uga baaqayaa in ay gacan ka gaystaan sidii ay caddaalad u heli lahayd\u00a0 Ikraam Tahliil Faarax&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Xafiiska Rooble.<\/p>\n<p>Gabagabadii War saxafadeedka Raysal wasaare Rooble ayaa lagu sheegay in Rooble oo ku hadlaya magaca golaha wadatashiga Qaranka inuu shacabka Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka u xaqiijinaayo dardar gelinta howlaha doorashooyinka dalka oo meel wanaagsan maraayo, isagoona ku baaqay in loo midoobo sidii nabadgalyo loogu dhameystiri lahaa arrimaha doorashooyinka oo looga samata bixi lahaa wax walba oo caqabad keeni kara.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162576\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"1810\" height=\"2560\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-scaled.jpeg 1810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-724x1024.jpeg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-768x1086.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-1086x1536.jpeg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-1448x2048.jpeg 1448w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-696x985.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-1068x1511.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2-3-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 1810px) 100vw, 1810px\" \/><\/div>\n<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-162575\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"1810\" height=\"2560\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-scaled.jpeg 1810w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-212x300.jpeg 212w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-724x1024.jpeg 724w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-768x1086.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-1086x1536.jpeg 1086w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-1448x2048.jpeg 1448w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-696x985.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-1068x1511.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/3-1-297x420.jpeg 297w\" sizes=\"(max-width: 1810px) 100vw, 1810px\" \/><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray qoraal jawaab u ah magacaabis iyo xilka qaadis uu xalay sameeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War saxafadeedka xalay galinkii dambe kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa marka hore waxaa lagu soo dhaweeyay aqbalaada uu madaxweyne Farmaajo aqbalay shaqo ka joojintii lagu sameeyay taliyahii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162577,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-162574","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray qoraal jawaab u ah magacaabis iyo xilka qaadis uu xalay sameeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War saxafadeedka xalay galinkii dambe kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa marka hore waxaa lagu soo dhaweeyay aqbalaada uu madaxweyne Farmaajo aqbalay shaqo ka joojintii lagu sameeyay taliyahii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-09-08T06:13:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"439\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/\",\"name\":\"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-09-08T06:13:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg\",\"width\":660,\"height\":439},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray qoraal jawaab u ah magacaabis iyo xilka qaadis uu xalay sameeyay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War saxafadeedka xalay galinkii dambe kasoo baxay Xafiiska Raysal wasaare Rooble ayaa marka hore waxaa lagu soo dhaweeyay aqbalaada uu madaxweyne Farmaajo aqbalay shaqo ka joojintii lagu sameeyay taliyahii [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-09-08T06:13:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":439,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/","name":"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg","datePublished":"2021-09-08T06:13:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/rob.jpeg","width":660,"height":439},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rooble-oo-si-adag-uga-jawaabay-magacaabista-fahad-yaasiin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rooble oo si adag uga jawaabay magacaabista Fahad Yaasiin"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162574"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=162574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":162578,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/162574\/revisions\/162578"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162577"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=162574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=162574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=162574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}